Mursi oo ka digtay in xiligaani la faragaliyo Somalia
Madaxweynaha Dalka Masar Mohamed Mursi ayaa shaaca ka qaaday in arin xun a tahay in xilligaani la faragaliyo siyaasadda somalia waxa uuna sheegay in...
Afhayeenkii ururkii Xisbul Islaam oo shaaciyey iney wadahadal la galayaan dowlada federaalka Somalia
Afhayeenkii ururkii Xisbul Islaam ee ku biiray kal hore xoogaga Al-shabaab ee ka dagaalama Somalia Shiikh Maxamed Macalin ayaa shaaca ka qaaday iney diyaar...
Xaalad Kacsanaan ah oo ka Jirta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay
Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo Magaala madaxda Gobolka Bay ayaa sheegaya in Maalmihii u danbeeyay gudaha magaaladaasi ay ku soo qul qulayeen Ciidamo qaab...
Dekeda labaad ee Kismaayo
Meel aan ka fogeyn dekada weyn ee Kismaayo waxaa ku taala deked macmal ah taasi dhaqdhaqaaq ganacsi oo hor leh ku kordhisey magaalada.
Dekadani waxa...
Madaxweynaha Kenya oo soo wajahday ceeb iyo fadeexad weyn ka dib markii uu mar...
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cee iyo fadeexad weyn ka dib markii uu mar qura surwaalkii uu qbay uu...
Dal Islaam ah oo Dagaal uu dumiyay oo markii ugu horeeysay Dumarkii Milatari laga...
Waxaa markii ugu horeeysay inta Taariikhda la ogyahay oo Ciidamo Milatari ah laga dhigay Dumarka dalka Afghanistaan oo in mudo ah aanan ka qeeyb...
Haween Shabaab looga shakiyay iyo qaar kamid ragii ka danbeeyay dilkii Sheekh Cabdulqaadir oo...
Wararka laga helayo magaalada laascaanood ee gobalka Sool ee Somaliland ayaa waxa ay xaqiijinayaan in ciidamada amaanku ay gacanta ku dhigeen haween aan tiradooda...
Askari Soomaali ah oo goordhaw is dal dalay iyo Nuxurka Warqad uu qoray kahor...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi isku dal dalay Askari katirsanaa Ciidanka Maamulka Somaliland balse...
Wasaarada Gaashaandhiga oo sheegtay in ay dib u habeyneyso ciidamada Badda Soomaaliya
Wasaaradda Gaashandhiga xukuumadad Soomaaliya ayaa sheegtay in soo afjarida kooxaha burcadabdeeda Soomalida ah ay saldhig u tahay in dib u habeyn balaaran lagu sameeyo...
C/kariin Guuleed “Waa soo dhoweyneynaa shirweynaha looga arinsanayo dhibaatada Shabaab ku hayaan bulshada ee...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inay madaxda sare ee dowladda ay kala tashan doonaan diyaarinta iyo xilliga la...
Maamulka Shabellaha Hoose oo sheegay in is bedel laga dareemayo deegaanadii Al-Shabaab lagala wareegay
Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in is bedel uu ka jiro deegaanadii dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab ee gobolkaas, iyagoo cadeeyay in...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Minnesota
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka.
Jaaliyadda Soomaliyeed ee magaalada Minneapolis ayaa xaflad aad u heer ...
Dagmada Gaalkacyo oo loo doortay Maanta Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeeno+Daawo Sawiro
Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku xigeenadiisa Dagmada Gaalkacyo ayaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay hotelka Embassy, Ayadoona ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha Galmudug Cabdi...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Malaaq Maxamuud Xasanoow Macali (WARSAXAAFADEED)
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shacbiga Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee geerida Malaaq Maxamuud Xasanoow Macalin...
Wasaaradda Gaashaan Dhigga Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Baaq u Dirtay Ajaaniibta ka Bar Bar...
Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda ammaan ee Dalka Soomaaliya haatan ka jirta.
Wasiirka ayaa sheegay in...
Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse dan...
Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn, waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku...
Kenya oo laga Cabsi Qabo in la saaro Cunaqabateyn Caalami ah hadii Shacabku doortaan...
Dowlada Kenya ayaa Wajaheysa Cabsi xoogan ee ka qabaan in la saaro Cunaqabateyn adag oo dhinacyo badan kaga timaada hadii Doorashada loo madalsan yahay...
Duuliye ka tirsanaa ciidamadii Cirka Soomaaliya oo ku baaqay in dib loo soo nooleeyo...
Sarkaal ka mid ahaa duuliyayaasha ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda in ay mudnaanta siiso dib u dhiska ciidamada Cirka Soomaaliyeed.
Duuliye Nuur Aadan...