Monday, June 30, 2025

Dhaqamada aduunka mid ba waa nuuc dhaqan yaab badan oo dadka reer Mali ay...

Qowmiyadaha caalamka ku kala nool ayaa leh dhaqamo iyo caadaad aad u kala fog, ayadoo qolo walbaaba ay leedahay dariiqad gooni ah oo ay...

Dhismooyin layaab leh oo loo ekeesiiyay Waxyaabo kala Duwan oo Dunida kusoo badanaya (Daawo...

Waxaa la arkaa waxyaabo layaableh oo koonkaan laga sameeyay isku dayga aadanahA ku yimid , guryaha naqshado kala duwan loo sameyay , oo la...

Dowlada Dalka South Africa oo ku faantay filimkii Asad ee ka hadlayay Somaliya...

Dowlada dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay isku shaabadeysay oo ayna ku faanto amaanta iyo sumcada qiimaha leh ee uu soo jiiday...

Ciidamada Dowladda oo duulan ku ah Isbaarooyin lasoo dhigay Wadooyinka isku xira Muqdisho iyo...

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamo Hubeysan ay isbaaro dhigteen Wadada isku xirta Magaaladda Muqdisho iyo Jowhar sida ay wararku sheegayan Ciidamadda Isbaaradda...

Xaalada deegaanada ay la wareegeen Ciidamada dowladda ee Shabellaha Dhexe oo degan

Xaalad degenaansho ayaa saaka laga dareemayaa goobihii ay la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Shabellaha Dhexe, iyadoo ciidamada qorsheynayaan inay gaarayaan deegaano...

Taliska AMISOM oo sheegay inay Ciidamo geynayaan Galgaduud

Taliska Ciidamada AMISOM ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay suura gal tahay in Ciidamo ay geeyaan Gobolka Galgaduud, kadib markii Maamulka Ahlusuna ee Gobolada...

Jaamacada Carabta oo taageeray in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Jaamacada Carabta ayaa taageertay in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay aad ugu ololeyneyso. Shir Baarlamaanka Jaamacada Carabta ku yeesheen...

Tartan isboorti oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Beledweyne

Tartan isboorti oo ay ka qeyb galayeen 8 kooxood mudo todobaad ahna ka soconayay Garoonka kubada Cagta lamagalaay ee Magaalada beledweyne ayaa lasoo gaba...

Sideed caruur ah oo ku sumoobay jasiiradda Kudhaa

wararka ka imaanya magalada kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi la soo gaadhsiiyay caruur ku sumobay Biyo ay cabeen iyoo Hooyadood oo Geeriyotay. Musiibadan ayaa ka...

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo galabta la wareegay degmada Mahadaay

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa galabta si nabad kula wareegay degmada Mahadaay, deegaanka Buurane iyo Garoonka Diyaaradaha, kadib markii ay duulaan ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Britain u qaabilsan Somalia

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Safiirka Britain u qaabilsan Soomaaliya Matt Baugh, iyagoo ka...

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada galbeedka Jowhar

Cutubyo ka tirsan Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabay galbeedka magaalada Jowhar, iyadoo diyaar garowga ciidamada si weyn looga...

Ciidamada Ammaanka Nigeria oo baadi-goob ugu jira 7-shaqaale ajaaniib lagu afduubtay Waqooyiga Nigeria

Ciidamada ammaanka Nigeria ayaa ku raad-joogo Dabley Hubeysan ah oo afduubtay ilaa 7-shaqaale ajaaniib ah oo ka howl galayay shirkad dhisme ah, iyagoo toogtay...

Qeybtii u horeysay askar lagu soo tababaray Uganda oo maanta Muqdisho ka soo degay

Qeybtii u horeysay Ciidamo ka tirsan dowladda oo lagu soo tababaray dalka Uganda ayaa maanta ka soo degay magaalada Muqdiho, kadib markii ay soo...

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay wax wada hadal ah lagaleen kooxda shabaab

Dawladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in aysan wax wadaxaajood ah la gali doonin Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ee ku biirtay ururka al-qaacidda. Afhayeenka ciidamada wadanka Kenya ...

Xarakada Al-Shabaab oo sheegay in wax maamul ah uusan ka shaqeyn doonin Jubooyinka

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegay in wax maamul ah uusan ka shaqeyn doonin deegaanada Jubooyinka, iyadoo lagu wado in dhowaan magaalada Kismaayo uu ka furmo...

Masuuliyiin ka socda waaxda siyaasadda AMISOM oo wada hadal la yeeshay Odayaasha Shabeellaha Hoose

Saraakiil iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Afrika ee  AMISOM ayaa wada hadal la galay odayaasha dhaqanka ee magaalooyinkii dhowaan lagala wareegay al-Shabaab ee Jannaale,...

Gudiga maamul usameynta Jubbooyinka oo kahadlay waxyaabaha maamulka loo dhisi karin

Qaar kamid ah xubnaha gudiga maamul u sameynta deegaanada gobolada jubbooyinka ayaa waxay gaareen deegaano katirsan gobolka Gedo halkaasi oo ay doonayaan inay kula...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...