Monday, June 30, 2025

Rajadii ciidamada Badda Soomaaliya oo dib u soo laabatay + VIDEO

Taliska ciidamada Badda Soomaaliya oo sanadihii ugu dambeeyay dib isu abaabulayay ayaa dabaaldegga sanadguuradiisa oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho waxa uu ku soo...

Fowziyo Yuusuf oo difaacday go’aanka ay ku diiday in Kenya loo sharciyeeyo Ciidamadeeda Badda

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna WAsiirada Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka...

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Dagaalyahanada Xarakada Shabaab ugu Baaqay in ay Isaga soo...

Guddoomiyaha maamulka dawladda federaalka Soomaaliya ee Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka war bixiyay xaaladda ammaan ee xiligan ka jirta guud...

Maxkamadda Derajada Labaad oo Manta Bilaabaysa Dhegaysiga Racfaanka Wariye Koronto

Iyadoo Bishan Shanteedii Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka banaadir ay Xukun ku Ridday Wariye Cabdicasiis Koronto iyo haweeney ay isla Eedeysnaayeen ayaa Maanta waxaa...

Gaari aan xabaddu karin oo Kismaayo yimid

Gaarigii ugu horeeyay ee aan xabaddu karin ayaa laga soo dajiyay magaalada xeebta ku taala ee Kismaayo, xili ay halkaasi ka socdaan qabanqaabada shirka...

Cabdiwali Gaas oo ka warbixiyay sababta keentay inuu isaga tanaasulo Jagadii Xildhibaanimada Baarlamaanka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dawladdii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ka war bixiyay sababta keentay inuu isaga tanasulo Jagadii Xildhibaaninimada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Gaaz oo...

Qoysas u dhashay dalka Kenya oo wada xaajood la bilaabay Ururka Al Shabaab

Kadib markii habeenimadii Jimcihii Al Shabaab ay dishay mid ka mid ah 6-da ruux ee ay qafaalka u heysato ee u dhashay dalka Kenya,...

Haweeney u dhalatey Holland oo si wanaagsan oo cajiib ah ay ugu hadasho luqada...

Haweeney u dhalatey dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay si wanaagsan oo cajiib ah ay ugu hadasho luqada afka Soomaaliga iyadoona haweeneydaasi laga...

Kulan lagu taageerayay dowlada ayna ka qeybgaleen qeybaha bulshada oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay dowladda ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka lagu taageerayey Xukuumadda Federaalka Soomaailya,isla markaana ay ka soo qeyb galeen Aqoonyahanno,...

RW. Saacid :- Xukuumadda Somalia waxaa waajib ku ah inay madaxa saarato Saxafiyiinta

Raisul wasaaraha Xukuumadda Somalia Md. Cabdi Faarax Saacid Shirdoon ayaa sheegay in Xukuumadda Somalia ay waajib ka saarantahay inay dhaqaaleyso Bahda Suxufiyiinta, waxa uuna...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay shalay gelinkii dambe la wareegeen deegaano ka tirsan Magaalada Baydhabo...

Iska hor imaad xalay ka dhacay deegaanka Janaale ee Shabellaha Hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ayaa sheegaya in Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab uu xalay ku dhex maray...

Netherland​s oo si toos ah u bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaalida

Arbacada laga bilaabo Netherlands waxay markii ugu horeysay laga soo bilaabo 2010, waxay celineysaa qaxooti Soomaaliyeed oo codsiyadooda magangelyo la diiday, iyadoo maanta oo...

Maxaa ka socda Magaalada Kismaayo?

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay ka soo kabanaysa dib u dhacyo badan oo ay u gaysteen kooxda Al-Shabaab. Magaalada ayaa waxaa...

Wasaarada Maaliyada oo bilaabaysa qadista Canshuuraha

Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Soomaaliya  ayaa sheegtay in ay deg deg ubilaaban doonaan qaadista canshuuraha bariga kadib markii maanta lasoo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi socoday...

Wafdigi Maamul usameynta Jubbaland ee ku sugnaa Gobolka Gedo oo Boqday Dagmoyinka Luuq, Doolow...

Gobolka Gedo ee dhaca Konfur Galbeed Somalia ayaa waxaa dhawaan soo garay  Wafdi ka socda  Gudiyada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo . Wafdigaan ayaa inta...

Brack Obama oo booqan Doona dalal African ah

Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in dabayaaqada Bishaani July ee sanadkaani Booqasho ku soo kala baxsho Dalalka Kenya iyo Nigeria iyo...

Wasiirka adeegga bulshada oo kulan la qaadatay qeybaha kala duwan ee bulshada

Kadib kulan ay u qabatay wasiirka wasaaradda horumarinta adeega bulshada dowaladda Soomaaliya qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kala hadashay sidii...

Saddex Askar oo ka tirsan ciidamada dowladda oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay Suuqa...

Saddex ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ku geeriyootay, kadib qarax maanta ka dhacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, halkaasoo ay Ciidamada Booliska ku leeyihiin...

Madaxweynaha oo kulan la qaatay mas’uul ka socday Kongareyska Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula qaatay mas’uul ka socday baarlamanka sare ee dalka Mareykanka kaas oo maanta...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...