Sunday, June 29, 2025

Holland oo daqiiqaddii ugu dambeeyay joojisay Soomaali laga soo tarxiililahaa

Dad soomaali ah oo la doonayey in laga soo tarxiilo dalka Holland maalintii shalay ayaa daqiiqaddii ugu dambeysay la joojiyey kadib markii uu amar...

Daawo Damaashaadka & horumarka Muqdisho & Tv-ga Aljazeera

Talefishinka caanka ah ee Aljazeera oo laga daawado Dunida oo idil ayaa maalmahaan dambe waxa uu noqday mid ku mashquulsan Nabada ka dilaacday magaalo...

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo la kulmay Madaxa hay’adda horumarinta Mareykanka ee USAID

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha Dalka ayaa maanta si kala gooni gooni ah magaalada Muqdisho ugu qaabilay mas’uulika Hay’adda Hormarinta Mareykanka...

Ciidamadda ilaalada Xeebaha Djibouti oo qab-qabtay Tahriibayaal Soomaali ah

Ciidamadda Xeebaha Dalka Djibouti waxay gacanta ku dhigeen 62-Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Ethiopi-an, kuwaasi oo kusii jeeday Xeebaha Dalka Yemen. Tahriibayaashasi ayaa lagu soo...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo ka qeybgalay shir ku saabsan Ganacsiga oo Roma...

Shirkan ayaa waxaa isla shir gudoominayey wasiirada arimaha dibada ee Talyaaniga Gulio Terzi iyo Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamuud Axmed Xasan, waxaana ...

Diyaar garowgii u dambeeyay ee shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka oo Kismaayo ka socda

Qaban qaabo xoog leh iyo diyar garow ballaaran ayaa loogu jira shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka, kaasoo lagu wado in maalinta sabtida oo ku...

Dowladda Uganda oo muddo 22-sano kadib Safaarad ka furaneysa magaalada Muqdisho

Dowlada Uganda ayaa lagu wadaa in ay dhowaan ka furato safaarad caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Wasiirka arrimaha dibada ee dowlada Uganda Henry Okello Oryem...

Safaaradda Soomaaliya ee koonfur Afrika oo ku guuleystay inay fasaxdo dad doonayay inay dib...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa ku guuleystay inay fasaxdo dad doonayay inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo kuwaasi oo xayirnaa muddo ka...

Wafdi ka socda Britain oo lagu wado in loo diro Somalia

Xukuumadda David Cameron ee Dalkaasi Britain ayaa mudooyinkaani waday ka qeyb-qaadashada Soo celinta Amaanka Dalka Somalia waxaana iminka ka soo baxday Xafiiska David Cameron...

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil toogasho ku fulisay saddex askari

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka ku fulisay dil toogasho saddex ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasoo horay Maxkamada ay dil ugu xukuntay. Saddexdan askar ayaa...

Khilaaf Maamul oo u dhexeeye Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisul Wasaare Saacid oo magaalada Muqdishu...

Khilaaf lagu sheegey in uu salka ku haayo maamulka iyo maareynta dhaqaalaha yar ee dowlada ka hesho dekada iyo airport Muqdisho ayaa ka dhex aloosan...

Dowlada Somalia oo arin aan la filanayn kula kacday Saxiixeyaasha Jubbaland iyo IGAAD oo...

Manta waxaa  Magaalada Doolow ee  Gobolka Gedo ka dhacay  arin aan laga filanayn Dowlada Fadaralka Somalia qaas ahaan Xukuumaadda Somalia ee u hurmuudka u...

Fowsiyo Yuusuf Xaaji oo dib ugu soo laabtay dalka kana warbixisay Safarkii ay ku...

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta Dalka dib ugu soolaabatay ayaa kawarbixisay safarkii ay ku joogtay Dalalka Caalamka ee Soomaaliya xiriirka la leh. Wasiirada ayaa...

AMISOM oo amaan kala dul-dhacday Dowladda Iran xilli lagu Eedeeynaayay inay Hub siiso Argagixisada...

Sida laga soo xigtay Wakaaladda Wararka (FRAS) ee laga leeyahay Dalka Iran ayaa waxaa amaan u Jeediyay Xukuumadda Iran Afhayeenka Ciidamadda AMISOM ee Howlgalka...

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo Degmada Qoryooley ku sii jeeda, xilli...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Midowga Afika ee Amisom, ayaa waxay ku sii jeedaan Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada Dowladda...

Madaxweynaha Somaliya oo u yeeray Gudoomiyihii Gobolka Baay, oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu u yeeray Gudoomiyihii Gobolka Baay C/Fataax Maxamed Ibraahim (Geeseey). Gudoomiyaha ayaa wuxuu ka soo horjeestay xil ka...

Kulan looga hadlayay maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankaan looga hadlayay doorka ay dowladda Soomaaliya ka qaadaneyso maamul u sameynta gobollada jubbooyinka oo ay ka qeybgaleen mudaneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, siyaasiyiin...

Shir ballaaran oo haweenka Soomaaliyeed uga furmay Koonfur Afrika + VIDEO

Shir looga hadlayo arimaha haweenka Soomaaliyeed ee South Africa ayaa si rasmi ah maanta uga furmay magaalada Cape Town ee wadankaasi,iyadoo shirka ay ka...

Wasiiradda adeegga bulshada oo sheegtay in ay wado qorshe gobolada looga hirgalinayo xarumo caafimaad

Wasaaradda horumarinta adeega Bulshada Soomaaliyeed  ayaa sheegtay in sanadkani ay wadaan qorshe ay cusbitaalo dhexe uga hirgalinayaan gobollada dalkeena. Iyadoo la hadleysa warbaahinta Qaranka wasiirka...

Holland oo gacanta ku dhigtay Tiro Burcad badeed soomaali ah

Sida laga soo xigtay Wargeysyada kasoo baxa Dalka Holland ayaa sheegaya in Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Holland uu gacanta ku dhigay Tiro...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...