Golaha wasiirada oo kulan ilaa xalay gaaray yeeshay qodobana kasoosaaray
Kulankan ay yeesheen golaha wasiirada Soomaaliya oo bilowday gelinkii danbe ee shalay islamarkaana Gaaray ilaa xalays aqdii dhexe ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah...
Faallo:Muqdisho oo ku wareersan Jubaland!
Dawladda Federaalka ayaa aad uga walaacsan shirweyne lagu wado inuu 23ka Bishan ka bilawdo magaalada Kismaayo kaasoo ujeedkiisu yahay in maamul goboleed saddex gobol...
Nairobi :Jawaari oo ku sugan Nairobi Arimo badan ka hadley-Akhriso
Xili maalmihii ugu danbeeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay ay ku sugnaayeen dalka Itoobiya ayaa waxaa Gudoomiyaha isaga wafdigiisa ay soo gaareen...
Soomaalida Ku nool Dalka Ethiopia oo Muqdisho kusoo qul-qulaayo
Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Somalia ayaa waxaa Dib ugu soo laabanaayo Soomaalida ku nooleed Dalka Ethiopia kuwaasi oo Halkaasi u joogan Magangalyo iyo...
Wafdi uu Hoggaaminaayo Raisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo maanta la filaayo inay Muqdisho...
Raisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag iyo wasiirka horumarinta ee dalkaas Cevdet Yilmaz ayaa lagu wadaa inay Maanta ka soo dagaan Garoonka Aadan...
Ciyaaryahan Soomaali ah oo soo hooyey guul wanaagsan Xaga tartanka ciyaaraha feerka oo lagu...
Ciyaaryahan Soomaali ah oo ku nool dalka Denmark ayaa waxaa la sheegay inuu ka soo hooyey guul wanaagsan tartan ciyaar feer ah oo lagu...
Ninkii Kabaha la dhacay Madaxweeynaha dalka Iiraan Mr.Mahmoud Ahmadinejad oo la ogaaday dalka…(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Ciidamada Sirdoonka dalka Masar ayaa mudo 2 Isbuuc ah waxa ay baaritaan ku hayeen nin la soo qabtay ka dib markii uu ku soo...
Madaxweyne Brack Obama iyo Tiger Woods oo Ciyaar saaxiibtinimo wada Ciyaaray (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa Ciyaar saaxiibtinimo oo dhinaca Ciyaarta Golf-ka ee inta badan ciyaaraan dadka taajiriinta ah waxa uu la ciyaaray Ciyaaryhanka...
Jen. Mungaab oo sheegay in Saraakiil u xiran yihiin dambiilayaal ay sii daayeen
Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan dowladda ay u xiran yihiin dad dambiilayaal ay...
Maamulka degmada Wadajir oo dadweynaha degmadaasi uga mahadceliyay sida ay ammaanka ugala shaqeeyaan ciidamada
Maamulka dagmada Wadajir ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada amni ee dagmadaasi, iyadoo dhinaca kalana maamulku u mahadceliyay shacabka dagmadaasi oo uu sheegay in...
Dadweynaha reer Jabuuti oo saaka u dareeray doorashada baarlamaaniga dalkaas
Dadweynaha reer Jabuuti ayaa saaka u dareeray doorashada Baarlamaanka dalkaas, kaasoo ay ku soo dooranayaan ilaa 65-xildhibaan oo uu ka kooban yahay baarlamaanka dalka...
Sheekh Aadan Madoobe oo ka digey in lagu deg dego maamul u sameynta Jubooyinka
Wakhti maalmo yer kadib lagu wado in magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose uu ka furmo kulan balaaran oo maalmul loogu sameynayo Gobalada...
Kismaayo :Amaanka Magaalada Kismaayo oo si gaar ah loo adkeeyay-Akhriso
Maalmo sidaa aaney u badneyn ayaa ka dhiman qabashada Shirweyne Maamul loogu sameynayo Gobalada Jubooyinka oo dhowaan ka furmaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka...
War dag dag ah: Wafdigi Gudiyada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo si weyn...
Waxaa daqiiqado ka hor Magalada Garbaharey ee Xarunta Gobolka Gedo garay Diyaarad qaas ah oo waday Gudiyada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo Maamulada...
Wadooyinka Magaaladda Muqdisho oo lagu wada xiray Leerar (DAAWO SAWIRADDA)
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Mudooyinkaani waday Qurxinta Wadooyinka Magaaladda Muqdisho iyaga oona waday Sameyn dhanka Wadooyinka ah Gaar ahaan Xirita Leerarka Wadooyinka, Guddoomiyaha Gobolka...
Madaxweynaha oo mar kale Garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay Mas’uul ka socday Mareykanka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Hey’adda gar gaarka Mareykanka ee USIAD Mr...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulan La Qaatay Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Ku Nool Addis Ababa “DAAWO...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen maalmahan dalkan Ethiopia ayaa fiidnimadii hore ee caawa kulan...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka
Kadib kulan uu maanta kula yeeshay xafiiskiisa duqa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayey ku booriyeen dedaalka uu ka wado...
Japan oo safiir u soo magacawday Soomaaliya iyo Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay
Dowladda Japan ayaa Safiir u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo si rasmi shaaca uga qaaday in dhowaan Safaaraeeda ka furaneyso magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
C/weli gaas :- weligeedba Dipolumaasiyada Maraykanka ee arrimaha Soomaaliya way shaqayn jirtay
Cabdiweli Maxamed Cali gaas Ra’iisul Wasaarihii Dawladdii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ka war bixiyay sababta keentay inuu isaga tanasulo Jagadii Xildhibaaninimada Barlamaanka Federaalka...