Sunday, June 29, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka xafiiskiisa kulan balaaran kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Michal...

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo kaqeyb galay mudaaharaadkii ugu weynaa ee waayahaan kadhaca...

Mas’uuliyiin uu hogaaminayay maamulka Puntland oo uu horkacayay madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxa ay magaalada Garoowe ee xasunta Maamulka Puntiland...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo maanta u amba baxay dalka Sirra Leone

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed General Shariif Sheekhuna Maye iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminaayo, ayaa waxay maanta u amba baxeyn Magaalada Free Town ee...

Shir looga hadlayo dagaalkii Kismaayo oo ka socda garoonka diyaaradaha Kismaayo

Shir ay garwadeen ka yihiin Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Ciidamada AMISOM ayaa haatan ka socda garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kaasoo looga hadlayo...

Taliyihii Saldhiga Kismaayo oo dhaawac u geeriyooday iyo magaalada oo laga dareemayo Cabsi xoogan

Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo waxaa xalay ku geeriyooday Taliyihii saldhiga Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose, kaasoo shalay uu gaaray dhaawac culus. Taliyaha oo...

DAAWO VIDEO:- Dowladda Soomaaliya oo Lagu Wareejiyay Cadeeynta Lahaanshaha Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Kenya

Waxaa shaleey magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay musaabada balaran oo loogu dabaal dagayay dib u soo celinta warqada lahansha ha safaardii ay...

Booqashadii Jawaari ee Jigjiga daawo Muqaal ahaan

Booqashadii Jawaari ee Jigjiga daawo Muqaal ahaan   Hoos ka daaawo   Idale News Muqdisho

Ciidamada Dowladda oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha

Dagaal muddo kooban soconaayay ayaa wuxuu goor dhaw uu ka dhacay Suuqa Caalamiga ah ee Bakaaraha, wuxuuna u dhaxeeyay Ciidan ka wada tirsan Dowladda. Dagaalka...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo laga soo musaafuriyay Somaliland

Maxkamadda Maroodi jeex ee Magaaladda Hargeysa ayaa amar ku bixisay in si deg deg ah loo musaafuriyo Xilshibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia kaasi oo...

Dekada Muqdisho oo lagu soo bandhigay Markab casri ah oo siday Badeecadaha daruuriga ah

Dakada magaalda Muqdisho ayaa markii ugu horaysay lagu soo bandhigay mudo 20 sano kadib Markab casri ah oo lagu keenay qaar ka mid ah...

Wasiirka arrimaha gudaha oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo

Wasaarada arrimaha gudaha iyo Amniga Qaran ka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin ku aadan dagaalada Kismaayo soo saartay,  iyadoo aqoonyahano iyo waxgarad Soomaaliyeed ay...

Ururka Al-Shabaab oo ka hadlay dagaaladii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo

Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadashay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Raaskambooni oo qaab...

Xaalada magaalada Kismaayo oo degan iyo dhinacyada dagaalamay oo magaalada ku sugan

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka degan, kadib dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni oo gacanta ku wada hayay magaalada, iyadoo dhaawacyada ilaa...

Dabley hubeysan oo saakay rasaas ku furay dad meel ku qaxweynayay Koofurta Galkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan oo saarneyd gaari kuwa raaxada ay rasaas ku fureen goob ay dad ku qaxweynayeen...

Mucaaradka Suuriya oo diiday inay ka qeyb galaan shirka Rome

Mucaaradka Suuriya ayaa ku gacan seyray inay ka qeyb galaan shirka kooxaha saaxibada Suuriya ee lagu qabanayo bisha soo socota magaalada Rome ee dalka...

Wasiirka Howlaha Guud & Degadaha oo la Kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan

Wasiirka Howlaha Guud iyo Degadaha Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo Maalmahan Socod Shaqo ku joogay Dalka Sudan gaar ahaan  Magaalada Khartoum ayaa Habeenimadii Xalay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Qabtay Dhulka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Kenya

Munaasabad aad u ballaaran oo lagusoo bandhigay warqadda ruqsada lahaanshaha milkiyadda dhulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka oo lagu guuleystay maalinnimadii shalay aheyn in si...

Ra’iisal Wasaare Saacid oo baaq u jeediyay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka soo cusboonaaday Kismaayo. “Waxaa dhawaan isoo gaartay...

Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Jabhadda Raaskambooni oo maanta is-farasaaray

Wararka naga soo gaaraya dhanka Magaaladad Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda Somalia ay maanta farasaaren Ciidamo ka tirsan kuwa Raaskambooni oo ku sugnaa...

Madaxweynaha oo kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socda dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Raiisal Wasaare...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...