Sunday, June 29, 2025

Taliska ciidamada XDS oo markale baaq u diray dhalinyarada wali ku harsan maleeshiyaadka Shabaab

Taliska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale ku celiyey baaqii horey loogu yeeray dhallinyarada weli aan ka faa’ideysan fursadda ay dowladda Soomaaliya u...

Ciidamada XDS oo kusii wajahan degmada Buurhakaba iyo maleeshiyaadkii Shabaab oo isaga baxay

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa ku sii wajahan degmada Buurhakabo,  iyadoo la filayo in saacadaha soo socda ay si buuxda ula wareegaan degmadaasi. Dadka...

Puntland oo jartay marin muhiim ah oo Al-Shabaab ugu tallaabayeen Buuraha Galgala

Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu jaray wado muhiim aheyd oo ay Al-Shabaab uga tallaabi jireen Buuraha Galgala, halkaasoo aheyd goob mudooyinkii u dambeeyay ay...

Muuqaal ay ka soo muuqdeen Caruur Faransiis ah oo lagu afduubtay Cameroon

Muuqaal Video oo la soo dhigay barta Youtube ayaa waxaa ka soo muuqday 7-muwaadiniin u dhashay Faransiiska isku qoys ahaa oo ay ku jireen...

Ciidamada Ammaanka Jowhar oo gacanta ku soo dhigay keyd miinooyin ah oo meelo lagu...

Ciidamada ammaanka Jowhar ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan waxyaabo qarxa oo lagu qariyay xaafado ka tirsan magaalada, kadib markii ay heleen...

Madaxweyne Ahmadinejad oo lagu wado inuu booqasho ku yimaado Magaaladda Muqdisho

Madaxweynaha Jamuuriyadda Islaamiga ee Iran,  Mahmoud Ahmadinejad ayaa shaaciyay inuu Bisha soo socto booqasho ku imaan doono dhowr wadan oo African ah oo ay...

Hogaamiyeyaasha Wadamada Africa iyo Koofur America oo taageeray musharaxa Agaasimaha Guud ee UNESCO Farah

Shirkii 3aad ee wadamada Africa iyo South America ee 22kii February 2013 lagu qabtay magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa si aad u...

Wasaaradda qeyraadka oo soo bandhigtay geed mireedyo loogu talagalay in lagu caawiyo beeraleyda

Wasaaradda Qeyraadka ayaa maanta soo bandhigtay Geed miroodyo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka beeraleeyda ah ee ku nool goballada dalka iyadoo dhinaca kalana...

Faah faahin laga helayo Xatooyo lagu sameeyay Xafiiska Taliyaha Hogaanka Socdaalka Soomaaliya

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa xatooyo ah oo lagu sameeyay Qasnadii Xafiiska Taliyaha Hogaanka Socdaalka dowladda Soomaaliya Jen. C/llaahi Gaafow oo ku taala...

Ciidamada AMISOM oo kaabiga ku haya degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay

Ciidamada AMISOM iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa caawa kaabiga ku haya degmada Buurhakaba oo Istiraatiiji ah, kadib markii ciidamada ay shalay ka ruuqaansadeen deegaanka...

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo aqbalay isbedelka lagu sameynayo maamulkiisa

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa ogolaaday in is bedel lagu sameeyo maamulkiisa, kaasoo qeyb ka ah qorshe ay wado Wasaarada Arrimaha gudaha...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray kismaayo

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada kismaanyo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyagoo halkaasi wadatashiyo kula qaadanaya Masuuliyiinta Maamulka K.M.G ah...

Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, si ay uga qeyb qaataan dadaalada wax looga...

Kulamo lagu xalinayay xiisada ka taagan Kismaayo oo fashil ku dhamaaday

Iyadoo dhinacyadii maalin ka hor ku dagaalamay magaalada Kismaayo ay wali isku hor-fadhiyaan qeybo ka mid ah magaalada, ayaa waxaa fashil ku yimid kulamo...

Wararki ugu danbeyay ee Magaalada Kismaayo iyo Isgarsiinta oo hawada laga saray

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ayaa waxaay tibaxayaan in  galabta  xaalada Guud ee Magaalada ay dagaan tahay  islamarka ay ka duwan tahay sidii...

Baasabooro badan ee leeyihiin Soomaali kunool Dalalka Yurub oo Garoonka Aadan Cadde lagu Qabtay...

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Baasaro ee leeyihiin Soomaali kunool Qaar kamid ah Dalalka Yurub kuwaa oo si sharci...

Kulan looga hadlayay Aminga iyo qaadista Canshuurta oo ay yesheen agaasimeyaasha maamulka G/banaadir

Kulan looga hadlayay amniga iyo qaadista canshuuraha gobolka Banaadir ayaa maanta agaasimayaasha maamulka gobolka Banaadir ku dhexmaray magaalda Muqdisho kaas oo uu shir gudoominayay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...