Gudoonka Baarlamaanka oo sheegay in maalinta Sabtida uu furmi doono kalfadhiga labaad ee baarlamaanka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in todobaadka soo socda uu furmi doono kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka, iyadoo uu heer...
Gudiyo loo saaray inay kala qaadaan dhinacyadii ku dagaalamay Kismaayo
Gudiyo ka kala socda Raaskambooni iyo ciidamada dowladda ayaa loo saaray inay kala qaadaan dhinacyadii Sabtidii ku dagaalamay magaalada Kismaayo, iyadoo xaalada magaalada ay...
Caruur Soomaaliyed oo Abaal marinta Oscar ee Hollywood-ka ku helay jilida Film ku saabsanaa...
Caruur Soomaaliyed oo walaalo ah Haaruun iyo Ali ayaa helay abaal marinta Oscars Academy award ee lagu bixiyo jilida Filimada Hollywood, kadib markii ay...
Gorgortanka Axmed Madoobe ee Maamulka Jubbooyinka iyo Sumcad-xumidda Madaxda Dowladda ka qabsatay Kismaayo
Hoggaamiyaha Koox-diimeedka Raas-kambooni, Sheekh Axmed Madoobe ayaa ah Shaqsiga keliya ee weli ka dhex muuqda Masraxa Madaxdii Ururkii Xisbul-islaam ee ku milmay Kooxda Alqacidada...
Tartamada fanka oo si habsami leh uga socda Muqdisho (Sawirro)
Kadib 25 sano oo dagaalo iyo khilaafyo ay ka jireen dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo bidhaamaya qorshe dib loogu soo nooleynayo fanka iyo muusiga,...
Shaqaalaha Wasaaradda Howlaha guud oo iyagoo laba mushaar qaadan maanta loo qeybiyay Raashin +Sawirro
Shaqaalaha Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha ayaa maanta loo qeybiyay raashin loo siiyay mushaar ahaan.
Shaqaalahaan oo aan wax mushaar ah la siin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirada shan dal oo qaarada Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay safiiro cusub oo ay soo magacaabeen 5dal oo ka tirsan Midowga Yurub
Waxaa...
Ciidamo Kenyan ah oo ku kala Dhax jira Dhinacyada isku haya Magaalada Kismaayo Amar...
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Gudaha Magaalada Kismaayo gaar ahaan Goobaha ee isku horfadhiyaan Dhinacyadii dhawaan...
Saraakiisha Somalia oo maanta tababaro looga furay Muqdisho
Waxaa maanta Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Somalia ka furmay Tababaro lagu kordhinaayo garaadka Saraakiisha Ciidamadda Xooga dalka oo tiradooda lagu sheegay 120 Sarkaal
Tababarka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Madaxweynaha kala hadli doona Buuqa Siyaasadeed ee mudooyinkaani soo ifbaxaayo
Ila-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabakadda Soomaalidamaanta u xaqiijiyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof Maxamed Cismaan Jawaari lagu wado inuu kulan la qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Midowga Yurub: Shan Safiir oo waraaqahooda Aqoonsi si wadajir ah ugu soo gudbiyey Madaxweynaha...
Maanta, Safiiraka Jarmalka, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Isbaanishka Javier Herrera Garcia Canturi, Safiirka Biljanka Bart Ouvry iyo Safiirka Fiinlaand Sofie...
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo ka qaybgalaya Shirka Mobile-da Adduunka
Wafi uu hoggaaminyo wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo kusugan dalka Spain ayaa ka qaybgalaya shir sanadeed ay isugu yimaaddaan caalamka...
Isgaarsiinta magaalada Kismaayo oo isu bedeshay Kumeel Gaar
Isgaarsiinta magaalada Kismaayo ayaa noqotay mida ugu badan ee labadii maalmood ee la soo dhaafay hawada looga saarayay xiisadaha siyaasadeed ee ka jirtay magaalada....
Jaaliyadda Koonfurgalbeed Soomaaliya ee Manchester oo Dhaqaalo lacageed ugu deeqdey Isbitaalka Baydhabo
23/02/2013 shir ay iskugu yimaadeen Jaaliyadda Koonfurgalbeed Soomaaliya ee malaagada manchester ee wadanka Ingiriiska ayaa dhaqaalo lacageed oo caddadeed gaareeysa 6,600 oo Dollarka mareykanka...
Maxaa ka soo baxay Shirki ka socda Airporka Kismaayo
Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaan in Shir balaraan oo manta ka socday garoonka Diyaaradaha ee...
Faah Faahin kasoo Baxday Soomaali iyo Madoow Ameerikaan isku Farasaaray iskool ku yaal Minneapolis...
Soomaalidii dhawaantaan ku dagaalantey iskool ku yaala magaalada Minneapolis, Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay eedeyn kulul u soo jeediyeen ilaalada...
Saraakiisha Raaskambooni oo sheegay inaysan beri ka qeyb geli doonin shirka ka furmanaaya Magaalada...
Ururka Raaskambooni ayaa wuxuu si adag uu uga soo horjeestay in uu ka qeyb geli shirweyne beri ka furmanaaya Magaalada Muqdisho, kaasoo socon doona...
Wararkii ugu dambeeyay Magaalada Kismaayo iyo Wasiiradii maanta tagay oo kula kulmay Saraakiisha Dowladda...
Waxaa weli deggan xaalada Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose, inkastoo xiisad dagaal weli laga dareemaayo Magaalada Kismaayo.
Ilaa seddex Wasiiro ah oo maanta...
Tartamo Ciyaaro Kubadda Cagta oo ka bilowdey Atlanta + Sawiro
Guddiga Isboortiga iyo dhaqanka ee Magaaladda Atlanta isagoo fulinaayo qodobadda Dastuurkiisa ayuu waxaa uu ku dhaqaaqay talaabo ku dayasho mudan ka dib markii uu...