Mashruuc Dhalinyarada shaqo loogu abuurayo oo Muqdisho lagu bandhigay (Sawirro)
Munaasibad lagu soo bandhigayey Mashaariic shaqooyin loogu abuuray dhallinyaro Soomaaliyeed oo ay MaalgalIneysay hey’adda Wadatashiga iyo Cilmi-Baarista ee CRD, waxaana madasha bandhigga ka ku...
Axmed Madoobe oo sheegay inuu u sharaxan yahay Madaxweynaha Jubaland
Gudoomiyaha Maamulka KMG ee Kismaayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay inuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Jubland, kadib...
Xildhibaanno Ka Qayb Galay SHir Looga Hadlaayay Arrimaha Federaalka Oo Addis Ababa Ka Dhacay
Dhamaan dalalkii ka qayb galay shirkaan ayaa si u falanqeeyey nadaamka federaalka ah waxayna si qota dheer isu dhaafsadeen su’aalo aad u fara badan...
Shir looga hadlayo Maamul u sameynta Jubooyinka ayaa ka furmay magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhow uu si rasmi uga furmay shirkii Maamul u sameynta deegaanada Jubooyinka, iyadoo shirkan ay...
Taliska Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed Oo Tababar Usoo Xeray In Ka Badan 150 Askari
Taliska Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta tababar mudo Lix bilood ah socday usoo xeray in ka badan 150 Askari oo talisku uu tababar siinayey.
Ciidammadan...
Golaha wasiirrada oo kulan yeeshay si KMG ahna u ansaxiyay qaadista canshuurta
kulankii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xafiiska R/wasaaraha ayaa waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay qaar ka...
Shirweynaha Maamul u sameynta Jubooyinka oo saaka mar kale lagu wado inuu ka furmo...
Waxaa saaka lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo, kaasoo dib u dhac uu ku yimid...
Daawo Sawirada Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo dhex galay shacabka Buurhakaba
Wararka ka imaanaya Buurhakaba ayaa shalaya xaalada ay saakay tahay mid degan, iyadoo ciidamadana ay difaacyo ka sameysteen daafaha magaalada iyo buurta ay caanka...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Maxkamadii maanta la Horkeeney Wariye Cabdicasiis Koronto iyo...
Waxaa Maanta Maxakamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir la Horkeeney Wariye Cabdicasiis Cabdi Nuur Ibraahim Koronto iyo Hooyo Luul Cali Cismaan ka dib markii Maxakamadda...
Ururka Dhalinyarada SYL II oo maanta dufcadii 3aad u soo xiray waxbarasho Xirfado shaqo...
Ururka Dhalinyarada ee SYL II ayaa maanta Xaflad qalin jebin ah u sameeyay ilaa 150-arday oo ahaa dufcadii 3aad ee ka qalin jebisa Machadka...
Maamulka ku Meel Gaarka Kismaayo oo Xaqiijiyay Xasilooni Buuxda oo ka Jirta Magaaladaas
Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee Gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in guud ahaan magaaladaasi xiligan ay ka jirto Xaalad aad u deggan...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka soo horjeestay Sheekh Axmed Madoobe
Waxaa siyaabooyin xoogan loo cambaareynayaa Gudoomiyaha Ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Madoobe, oo lagu eedeeyay in uu ka soo horjeedo Dowladda Soomaaliya.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee...
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howl galo ay ka sameeyeen Beledweyn ku qabtay 30-dhalinyaro
Howl galo ay si wada jir uga qeyb qaateen Ciidamada Nabadsugida, Booliska iyo Ciidamada AMISOM ayaa waxay ku soo qabteen ilaa sodomeeyo dhalinyaro, kuwaasoo...
Wasiirka difaaca “saacadaha soo socdo ayaan isku fureynaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo
Wasaaradda Difaaca dalka ee xukuumda Soomaaliya ayaa sheegtay in si rasmi ah loofuri doono wadada u dhexeeysa Muqdisho iyo Baydhabo saacado ka dib markii...
Shirka Maamul U Sameeynta Jubooyinka oo Lagu Dhawaaqay Xiliga uu Furmayo
Maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in maalinta berito ah uu furmaya shirka looga hadlayo maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka.
Isaga oo warbaahinta...
Fanaan caan ah oo si kulul u weeraray Dowlada iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Muxu...
Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti ee lagu magacaabo Cawaale Aadan ayaa waxaa la sheegay inuu si kulul u weeraray dowlada iyo madaxweynaha dalka...
R/Wasaare Saacid oo ka war bixiyay khilaaf la sheegay in uu kala dhexeeyo Madaxweynaha...
R/wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) ayaa todobaadyo kadib markii hawada uu isku sharreray hadal heynta khilaaf la sheegay in uu kala dhexeeyo Xassan...
Taliska ciidamada XDS oo ka codsaday shacabka degan xarumihii ciidamada in ay banneeyaan
Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa ka codsaday shacabka soomaaliyeed in ay gacan ka geeystaan sidii looga lahaa dadka degan xereyaha ciimada xooga si...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo rajo wanaagsan ka muujiyay in go’aano waxtar u...
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya oo ka qeyb galayay shirka Isgaarsiinta caalamka oo ka socda wadanka Spain ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in...
Xoolihii u horeeyay muddo 20-sano ah oo xalay laga dhoofiyay Dekeda Muqdisho
Waxaa xalay Dekeda magaalada Muqdisho laga dhoofiyay xoolihii u horeeyay muddo 20-sano ah, iyadoo Markab taagnaa Dekeda lagu raray 549 Lo’, kaasoo loo qaaday...