Monday, June 30, 2025

Wasiirka warfaafinta oo ka warbixiyay shir uu uga soo qeyb galay dalka Spain

C/llaahi Ciil-mooge Xirsi wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo gaadiidka oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay safaro shaqo uu ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Khilaaf kama jiro Dowladnimo, Midnimo iyo Sarreynta Sharciga (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka, kaasoo maanta si rasmi ah loo furay, kadib...

Jahwareer wali ka taagan qiimaha maciishada, iyadoo doolarka uu hoos u sii dhacayo

Jahwareer xoogan ayaa ka taagan qiimaha maciishada oo wali halkeeda taagan yahay, iyadoo doolarka uu maalinba maalinta ka dmabeysay uu hoos u dhaceysa, waxaana...

Maxkamad ku taal Garowe oo maanta dil ku xukuntay labo nin lagu eedeeyay inay...

Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu eedeeyay inay ka...

Daawo Video:Xaaladii Ugu Danbeesay ee Magaalada Buurhakaba & Xooga Ciidanka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amisom...

Xaalada magaalada Buurhakaba ayaa waxaa la sheegay inay tahay mid degan oo caadi ah ka dib markii ay magaaladaas la wareegeen dhawaantaan ciidamada AMISOM...

Ra’isul wasaare Saacid oo Mareykanka ka codsaday in la cafiyo Ra’isul wasaarihii Dowladdii Kacaanka

Dowladda Cusub ee Somalia oo dhawaan Mareykanka Aqoonsaday ayaa ka codsatay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka in cafis loo fidiyo Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia...

Madaxweynaha Jabuuti oo difaacay natiijadii doorashada baarlamaanka, kadib khilaaf ka dhashay

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa difaacay natiijadii doorashada Baarlamaanka Jabuuti ee todobaadkii hore ka dhacday dalkaas, kadib markii mucaaradka isbaheysiga ay qaadaceen natiijada...

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo saaka furmaya iyo Madaxweynaha oo furaya

Waxaa saaka lagu wadaa inuu furmo kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo socotay qaban qaabada xaflada furitaanka oo ka dhici doonta Dugsiga sare ee...

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ugu baaqay Milkiilayaasha Maqaayadaha iyo Hotelada inay amnigooda adkeeyaan

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay Milkiilayaasha Hotelada iyo Baararka inay adkeeyaan ammaanka goobahooda, isagoo ka digay qaraxyo...

Garsooreyaasha K/Cagta Soomaaliya oo tababar caalami ah loo qaaday

Garsooreryaal ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo isugu jira heer caalami iyo heer qaran ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada jabuuti...

Ra’iisul Wasaaraha Oo Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Makhaayada U Dhow Xeebta Liido (WARSAXAAFADEED)

imce, 01, Mar, 2013… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay Makhaayad ku dhow...

Mashruuca Mataaneynta Muqdisho Iyo Istanbuul Oo Si Xowli Ah Uga Soconaya Wadada Maka Al-Mukarama

Fulinta qeyb ka mid ah mashruuca mataaneynta magaalooyinka Istanbul iyo Muqdisho oo ay horey ugu heshiiyeen labada duq magaallo ayaa ka soconaya magaalada Muqdisho...

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Askar Ka Tirsan Ciidammada Qalabka Sida

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday askar ka tirsan Ciidammada Dowladda kuwaasi horey u geystay dambiyo kala duwan. Xukunkan...

Faah faahin ka soo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi ku dhow Xeebta Liido (Daawo...

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin oo duhurkii maanta lagu qaaday Maqaaxida Indian Ocean oo ku taala agagaarka Xeebta Liido, iyadoo qarax...

Laba qarax oo ka dhacay xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho

Laba qarax ayaa ka dhacday baararka ku yaala xeebta Liido, waxaana qaraxyadaas oo kala dambeeyay daqiiqado la sheegayaa in midkood uu geystay qasaarooyin dhimasho...

Wasiirka Gaashaandhigga “Ciidammada Xoogga Dalka Iyo Kuwa AMISOM Dhul Ballaaran Ayey Kala Wareegeen Argigixisada”

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga  Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Mudane C/xakiin  Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka jimcaha ee warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay...

Taliska ciidamada Booliiska G/Sh/Hoose oo sheegay in ay wax ka qabteen ammaanka gobolkaasi

Taliska ciidamada booliiska gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in amaanka gobolka  uu  aad u wanaagsanyahay wixii ka dambeeyay markii ciidamada Booliisku ka howlgaleen gobalkaasi. Qorshayaasha...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestay Shirka kafurmay Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul uga soo hor jeestay shirweynaha Maamul u sameynta Jubooyinka ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo,...

Daawo Sawirada Xeebta Liido oo dhismayaal laga hirgelinayo iyo damaashaadka Jimcaha

Xeebta Liido ayaa waxaa xilligan ka socda dhismayaal laga hirgelinayo, iyadoo maalinta jimcaha ay tahay maalinta ugu badan ee loo dalxiis tago, halkaasoo ay...

Saraakiisha Milateriga Soomaaliya oo ku hanjabay inay qabsanayaan degmada Diinsoor

Saraakiisha ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay qabsanayaan degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, labo maalin kadib markii gacanta Al-Shabaab ka baxday degmada Buurhakaba. Col....

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...