Monday, June 30, 2025

Ciidamada dowlada oo isu diyaarinaya inay weeraraan degmada Diinsoor ee gobolka Bay

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa diyaargarow ugu jira sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada Diinsoor oo ah degmo muhiim ah kana tirsan gobolka Bay. Wasiirka gaashaandhiga...

Dowladda Soomaaliya iyo Qadar oo isku raacay in la dar-dar geliyo Iskaashiga Labada dal...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la kulmay Amiirka Qadar Amiir Hamad bin Khalifah Al Thani....

Guddoomiyaha gudiga difaaca baarlamanka ” rajo wanaagsan ayaan ka qabnaa in cuna qabateynta hubka...

Bulshada Soomaaliyeed iyo sidoo kale adduunka intiisa kale ayaa wadajir indhaha ugu haya sida ay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey fadhiga  maalinta Arbacada ka...

R/wasaare Saacid oo kulan la qaatay maamulka G/galgaduud iyo shacabka ku dhaqan dagmada Dhuusamareeb

R/wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa kulan dagmada Dhuusamareeb ee  xarunta gobolka Galgaduud kula qaatay maamulka gobolka Galgaduud iyo qeybaha bulshada...

Xaafadda Calanleey ee Magaalada kismaayo oo Saaka la soo Dhoobay Cidamo aad u fara...

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in saaka Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka la soo dhoobay Xaafadda Calanleey ee...

Guddoomiye ku Xigenka Dhinaca Maaliyadda ee Gobolka Bay oo ka Digay Lacago Been Abuur...

Maxamed Ibraahim Guddoomiye ku Xigeenka dhinaca Maaliyadda ee maamulka Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka bay ayaa ka hadlay Lacago la sheegay in ay yihiinBeen...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ku sii jeeda Dhuusa Mareeb

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku sii jeeda degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, iyadoo qaban...

Shacabka Kenya oo saakay u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada madaxtinimada dalkaas

Shacabka reer Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada madaxtinimada dalkaas, iyadoo dadka ay safaf dhaa dheer ugu jiraan inay cododkooda...

Weeraro dhimasho iyo dhaawac sababay oo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Mombasa iyo Gaarisa

Wararka ka imaanaya magaalada xeebta ku taal ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay rabshado dhex mareen Ciidamada ammaanka iyo Kooxo Dabley...

Ciiddamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo AMISOM oo markii ugu horeysay gaaray Gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya  Magaalladda Beled-weyne ayaa waxa ay sheegayaan inay halkaasi saakay ka ruqaansadeen Ciidamo isugu jira Militeriga Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM. Taliyaha ciidanka AMISOM...

Madaxweynaha Soomaaliya oo caawa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qadar (Sawirro+Video)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qadar, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweynaha...

R/wasaare Saacid oo xildhibaanada ka hor aqriyay waxyaabihii u qabsoomay madada 100-ka maalin ah...

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta mudaneyaasha baarlamanka ka hor aqriyay waxyaabihii u qabsoomay mudadii 100-ka maalin aheyd oo ay jirtay...

Maxkamada Racfaanka oo sii deysay Haweeneydi la kufsaday iyo Wariye Koronto oo lix bilood...

Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo maalmahan waday dhageysiga dacwada loo heystay Haweeneydii la kufsaday iyo Wariye C/casiis Koronto oo Maxkamada horay ugu xukuntay muddo...

Wafdi Wasiiro ah oo uu la socdo Gudoomiyihii hore Gobolka Baay oo maanta gaaray...

Wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo...

Ciidamo kasocda Midawga Afrika oo maanta u kicitimay qeybo kamid ah Galguduud

Boqollaal ciidamo aad u hubaysan oo isugu jira kuwa dowladda Soomaaliya iyo ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka loo diray magaalooyinka Dhuusamarreeb iyo...

Shirkii maamul u sameynta Jubbooyinka oo Kismaayo ka socda

Magaalada kismaayo ee gobolka Jubbada hoose waxaa ka soconayay maalmihii ugu dambeeyay shir la sheegay in maamul goboleed la magac baxay Jubbaland loogu samaynaayo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeda dalka Qadar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta u dhoofo dalka Qadar, kadib markii casuumaad uu ka helay. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kulmaya golaha shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha oo hortagaya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ku kulmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu hortagi doono si uu khudbad uga jeediyo,...

Kooxo Hubeysan oo saakay degmada Wardhiigley ku dilay gabar wax ka barata mid ka...

Kooxo hubeysan ayaa saaka gabar dhalinyaro ah oo wax ka barata mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho ku dilay nawaaxiga Dugsigii...

Daawo Sawirrada Askar ka tirsan AMISOM oo Kubad kula ciyaaraya caruur afaafka degmada Buurhakaba

Askar ka tirsan AMISOM, gaar ahaan ciidamada ka socda Uganda ayaa afaafka hore ee degmada Buurhakaba Caruur kula ciyaaray kubad, iyagoo qaar ka mid...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...