Monday, June 30, 2025

Mudanayasha baarlamaanka oo walwal ka muujiyay qiime dhaca dollarka Maraykanka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu  horeysey kulmay muddo saddex maalmood ah kadib markii uu kooramkiisii buuxsami waayay waxaana maanta qodobadii ay ka hadleen kamid...

Maamulka degmada Jowhar oo ka bilaabay olole nadaafadeed xaafadaha ay ka kooban tahay degmada...

Maamulka degmada Jowhar iyo kan gobolka Sh/dhexe ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo maalin walba oo khamiis ah ka dhici doona degmada Jowhar. Boqolaal dhalinyaro iyo...

Galmudug oo soo dhaweysay Xayiraad ka Qaadistii Hubka ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug Axmed Maxamud Xasan Baasto ayaa soo dhaweeyay Qaadista Cunaqabataynta Hubka Dalka Soomaaliya mudo 20sano kadib markii ugu...

Turkiga oo mashaariic dhismo ka wado wadooyinka Muqdisho

Dowlada aan Walaalaha nahay ee Turkiga ayaa dalka Soomaaliya ka wado mashaariic badan oo lagu hormarinayo dalka taas oo ay ka mid tahay dhismaha...

Qarax bambo gacmeed oo ka dhacay isgoyska KPP ee magaalada Muqdisho

Laba ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka ayaa ku geeriyootay ilaa iyo hadda inta la ogyahay, halka in ka badan saddex askarina ay ku dhaawacmeen...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo laga qaadi doono ganaax lacageed, haddii aysan imaan fadhiyada Baarlamaanka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu bilaabayaa qorshe uu kula xisaabtamaayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee aanu soo xaadireyn fadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka...

Halkan ka daawo Wafdigi Raisalwasaraha Somalia oo Xaflad sagoontihi ah logu sameyay Airporka Cabudwaaq+Video

Hoos ka daawo Wafdigi Raisalwasaraha Somalia oo Xaflad sagoontihi ah logu sameyay Airporka Cabudwaaq+Video       Idale News Muqdisho

Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay Xariga Weriye C/casiis Koronto

Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Muqdisho ku sii deysay Haweeney horay ugu eedeysay inay Ciidamadda Dowladda kufsadeen. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska...

Hoos u dhicii ugu weynaa oo soo wajahay sarifka Dollarka (Waa maxay sababta?!!)

Tan iyo markii la doortay Xukuumadda rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa mar kaliya shacabka Muqdisho u soo baxay cadow uga daran kuwii...

Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo soo dhaweeyay cunaqabateynta hubka in laga qaado Soomaaliya

Wax yar kadib markii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu si buuxda isugu raacay in la qaado xayiraadii hubka ee saarneyd Soomaaliya mudo...

Labo Wiil Soomaali ah oo ku geeriyooday Shil gaari Gobol ku yaal Mareykanka

Labo Wiil oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Gobol ku yaal dalka Mareykanka, kadib markii gaari xamuul ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay soona dhoweeyay ka qaadista cunoqabataynta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu booqasho rasmi ah ku tegey dalka Qadar. Waxana...

Qarax ka dhacay Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi

Waxaa Habeennimadii xalay qarax xoogan ka dhacay goob la sheegay inay ku caweynayeen Ajaanib iyo muwaadiniin u dhashay Dalka Kenya, gaar ahaan Xaafada Soomaalida...

Dhalinyaro lagu xir xiray Degmada Beled-Xaawo

Wararka aan ka heleyno Degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka xir-xireen Dhalinyaro Tiradooda lagu sheegay 6-Lix oo ay Ciidamada uga shakiyeen...

Xukuumadda Somalia oo Heshiis la saxiixatay Maamulka Ahlusunna Wal-jameeca

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca iyo Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Somalia ay kala saxiixdeen Hishiis...

Golaha ammaanka oo maanta ka doodaya cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dodaya qaraar ah in cunoqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya. Qaraarka ka qaadida cunoqabataynta hubka ayaa waxaa maanta...

Ra’iisal Wasaare Saacid oo booqday goobtii ay ku geeriyoodeen labo xildhibaan oo ka tirsanaa...

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka booqday goob maqaaxi ah oo  ay ku geeriyoodeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...

Ra’iisul Wasaare Saacid oo gaaray degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud

Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ee xalay ku hoyday degmada Dhuusomareeb ayaa gaaray Cabudwaaq ee gobolka Galguduud. Ka hor inta...

Kaawo ku duntay dad xoogsato ah oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

Hal ruux ayaa ku geeriyooday mid kalana waa uu ku dhaawacmay kadib markii kaawo laga qodo dhagaxa ay ku soo duntay. Kaawadan oo ku taal...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud

Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa gaaray degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyadoo degmadaas lagu wado in uu gaaro R/wasaaraha dowlada Soomaaliya, Ciidamadan ayaa waxa ay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...