Monday, June 30, 2025

Mudane Xassan Cali Kheyrre “Cadowga aan la dagaallameyno waa mid caaddeystay gumaadka shacabka”

R.wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa ka tacsiyeynaya dadkii ku geeriyooday  qaraxi ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye. “Aniga oo ku...

Deg deg:Ciidamada Kenya oo wato dhabaabaad digaal ayaa darbi kadisayaa xuduuda …

Ciidamada Kenya oo wata gaadiidka dagaalka, ayaa saaka lagu arkay xuduuda Soomaaliya ay kala wadaagto dhanka magaalada Balad Xaawo, ee gobolka Gedo. Qaar kamid ah...

G/Wasiirada Somalia oo ansixiyey heshiisyadii ugu badnaa ee lala galay dowlada Turkiga

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayey Ra’isul Wasaare Mudane Xasan Cali Kheyre. Waxaa lagu ansixiyay...

Hotelka Wehliye: 14 ruux ayaa ku geeriyootay qarax xooggan oo galabta ka dhacay agagaarka…

Illaa 14 ruux ayaa ku geeriyootay qarax xooggan oo galabta ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Al-Mukarama, iyadoo khasaaraha ugu badan uu...

Warar xasi ah:Mooshinkii gudoomiyhii baarlamanka 1965 iyo kan 2018 (PM Abdirizak iyo PM Kheyre)

Kaddib doorashadii 30th maarso 1964 oo aqlabiyada Baarlamaanka ee ku guuleysteen xisbigii SYL 69 xildhibaan iyo 12 xildhibaan oo doorashadii ka dib ku biiray...

War xasaasi ah:Soomaaliya oo casuumaado rasmi ah u kala fidisay Madaxweynayaasha qaar kamid ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo...

Bariga Afrika:Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed oo laga shiraayo

Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furmo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo...

Wasiir Cawad hadal murti leh” Miraha heshiiskani waa mustaqbalka Dhallinyaradeenna”

Wasriirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane; Axmed Ciise Cawed, ayaa sheegay inuu ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika uu...

W/Gaashaandhigga oo soo bandhigtay qorshe Ciidamada looga bedelayo raashinka dibadda laga keeno

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshe Ciidamada qalabka sida loogu bedelayo raashinka dalagyada dalka ka soo go’a, si looga maarmo raashinka dibadda laga...

kheyre oo canaantay Taliyeyaasha Ciidamada DF ka dib dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay...

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka labo kale ku dhaawacmeen kadib isku dhac ciidamada nabad sugidda iyo ciidan kale oo ay tababareen...

Wasaaradda Amniga oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay Muqdisho & NISA oo...

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa iska hor imaad  u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka dhacay Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan...

X.Goodax oo eedeyn u jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...

G.kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo farriin u diray Xildhibaanada fasaxa ku maqan

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey ayaa ugu baaqay Xildhibaanada fasaxa ku maqan in sida ugu dhaqsiyaha badan u yimaadaan, si...

war xasaasi ah:Hogaamiyaal sare Alshabaab ah oo gacanta lagu dhigtay….

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Kumandoska ayaa Xalay howlgal qorsheysan ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka...

Safiirka Qatar oo deg deg u soo magacaabay Soomaaliya Safiir awoodiisa dhameystiran tahay

Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa Safiir aan caadi aheyn oo awooddiisa dhameystiran tahay u soo magacaabay Soomaaliya, iyadoo lagu wado in...

M.Gobolka Banaadir oo dib u furay waddo muhiim aheyd oo dhagxaan lagu gooyay

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib u furay wado hor-marta Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, taasoo halbowle u ah isu socodka xaafadaha waqooyiga...

X.Mooshinka ka wada Jawaari oo raadinaya wax ka bedelka qodob ka mid ah Dastuurka

Magaalada Muqdisho wali waxaa ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo...

W.Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo beeniyay in wiil 16 jir ah ay u magacaabeen Xil

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa beeniyay in wiil 16-sano jir ah uu u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka maamulka deegaanka Gamboole ee...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...