Sunday, June 29, 2025

Kheyre iyo Michael Keating oo kawada hadlay Xaalada Siyaasadeed ee dalka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula qaatay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mechael Keating. Qoraal uu Michael Keating...

Sacuudiga oo markii ugu horeysay qirtay” Reer Galbeedka ayaa nagu amray inaan maalgelino Wahaabiyada...

Marar badan ayaa dadka aan wax badan ka ogayn siyaasadaha Dunida iyo kuwa maskaxda Laga badaley ay dadka Ku waaleen in Boqortooyada Sacuudigu Masaajid...

Ciidanka Koofurgalbeed iyo ciidamada daacada u ah Mukhtaar Roobow oo la isku dhafayo

Ciidamada Maamulka KoofurGalbeed iyo ciidamo daacadu ah Sheekh Mukhtaar Roobow oo hore uga tirsanaa madaxda Al-Shabaab, islamarkaana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, ayaa maanta...

G/qalka sare ee xalinta khilaafka Golaha Shacabka oo la kala diray

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa goor dhow kala diray Guddigii uu u xil saaray xalinta khilaafka Golaha Shacabka, kaddib markii ay ku guuldareysteen waan...

Jawaari oo shir guddoomiyay kulankii guddiga joogtada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiyada Joogta Golaha, iyadoo kulanka looga hadlayay sidii dib loogu bilaabi lahaa...

degmada Wadajir:Howl gal lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya oo ka dhacay

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa howl gal xalay ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Wadajir ku soo qabtay hub iyo...

Fahfaahin ka soo baxeyso kulan xaley dhaxmaray Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka Guddoomiye Jawaari

Waxaa xarunta Villa Hargeysa ka socda kulan ay leeyihiin Xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari ee la magac baxay Guddiga Badbaadada Baarlamaanka, waxaana xildhibaanada shiran lagu...

Gaari ku qarxay agagaarka isgoyska Deg seg Zobbe ee magaalada Muqdisho

Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha muqdisho ayaa goordhow ka dhacay isgooska soobe ee magaalada muqdisho” Qaraxa oo ahaa mid lagu soo...

Balad Xaawo:XFS iyo Kenya oo mar kale ka wada hadlay Xadka labada Dal

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumad  Maxamed oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan wada hadalladii u dhexeeyey Soomaaliya iyo...

Qeybtii 1 Shaqaallaha Maamulka Hawada Soomaaliya oo Magaaladda Muqdisho loo soo wareejiyey “Sa

ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamula Hawada Soomaaliya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa qeybtii ugu horeysay oo ka...

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM oo waqtiga loo kordhiyay

Golaha Ammaanka ayaa meel mariyay qaraar waqtiga loogu kordhinayo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM, kaasoo muddo xileedkiisa la gaarsiiyay 31 bisha March 2019. Fadhi...

Baydhabo:Shirkii Golaha Amniga Qaranka ka dhici lahaa oo dib u dhac ku yimid

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee lagu waday in maanta oo taariikhdu tahay 28 bisha Maarso ka dhaco magaalada Baydhabo ayaa baaqday, iyadoo loo sababeynayo...

Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Muritaaniya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjaraha cusub ee dalka Muritania wakiil ugaga noqon doona dalka Soomaaliya. Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne...

Muqdisho:Xildhibaanad ka tirsan Koofur Galbeed oo caawa lagu dilay

  Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidkii degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dilay Haweeney ka mid aheyd Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, iyadoo kooxdii dilka geysatay...

XDf oo ashtako ka dhan UAE u gudbisay Golaha Ammaanka

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan ayaa ashtako ka dhan wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Puntland:Daawo Sawirada: Gaas oo la Xisaabtamay Hay’adaha Caalamiga

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  uu shir guddoomiyey kulan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta Puntaland oo ka dhacay...

Hogaamiyaha Kuuriya waqooyi oo safar anlashacinin ku tagay Shiinaha

Hogaamiyaha Waqooyiga Korea Kim Jong-un ayaa lagu soo waramayaa inuu si lama filaan ah kusoo booqday caasimadda Beijing ee dalka Shiinaha. Wararka la isla dhexmarayo...

XFS oo u yeertay Safiirka Imaaraadka & Su’aalo la weydiiyay

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta qaaday tallaabadii ugu horeysay ee diblomaasiyadeed oo ay ku muujineyso sida ay uga horjeedo heshiiska Dekadda Berbera...

Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii...

Ra’iisalwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii 48-aad ee kasoo...

XFS oo Cambaareysay Gantaallo Xuutiyiinta Yemen ay ku rideen Sacuudiga

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in Xuutiyiinta...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...