Maka Al-Mukarama:Ciidamo Eeyo wata oo gaadiidka ku baaraya wadada
Ciidamada Booliska qaybtooda u tababaran Baarista Miinooyinka, ayaa maanta lagu soo daadiyay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku baarayaan gaadiidka.
Ciidankaan...
K.Golaha Shacabka maanta oo la hakiyay kadib soo jeedin ka timid Madaxweynaha JFS
Waxaa la hakiyay kulankii Mudanayaasha Golaha Shacabka ee loo ballansanaa maanta, kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Maanta...
qaabkee la doonayaa in lagu xaliyo Buuqa ka dhashay Mooshinka Jawaari
Waxaa soo baxaaya warar kala duwan oo ku aadan hanaanka la doonaayo in lagu xaliyo Mooshinka baarlamaanka Somalia ka yaala Guddoomiye Jawaari.
Wararku waxa ay sheegayaan in Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed...
Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo Ciidamada ammaanka ka sameeyeen Shibis...
Howlgallo baaritaano oo saacado badan qaatay ayaa xalay Ciidamada ammaanka ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Shibis iyo Xamarweyne, kaasoo dad fara badan lagu...
war xasaasi ah:Ciidamadii horay u joogay xarunta Golaha Shacabka oo dib loo soo celiyay
Wararka laga helayo xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa sheegaya in ciidankii horay u joogay xaruntaas dib loogu soo celiyay, labo todobaad kaddib markii...
DAAWO: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DACWADII AY DOWLADA FARMAAJO KA GUDBISEY DOWLADA IMAARAADKA...
DAAWO: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DACWADII AY DOWLADA FARMAAJO KA GUDBISEY DOWLADA IMAARAADKA IYO DP WORLD
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=7k59QEcPQWM&feature=youtu.be
XOG:Daawo Farmaajo oo Hal Kulan uu la qaato Kheyre ku Xalin kara Khilaafka Mooshinka...
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada idalenews.com ayaa sheegaya in Xiisada ka dhex taagan Golaha shacabka oo ay dabada ka riixeyso Xukuumadda Soomaaliya uu si...
Mid kamid ah Degmooyinkii ugu Muqdisho oo cabsi darteed looga guurayo
Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir waxa ay safka hore uga jirtay Degmooyinka ugu nabdoon ee magaalada Muqdisho 6-dii sano ee lasoo dhaafay, hasa...
warxasaasi:Xafiiska Hanti Dhowrka guud oo Kiis Culus kusoo oogay Guddoomiye Jawaari
Xafiiska Hanti Dhowrka guud oo musuqmaasuq baahsan kusoo oogay Jawaari Xafiiska Hantidhawrka Guud ayaa daaha ka rogay musuqmaasuq ballaaran oo ka jira misaaniyadda Baarlamaanka iyo hannaanka shaqaaleysiinta keddib markii dabagal...
Jawaari oo ka hadlay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo...
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo hakiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hakiyay kulankii maanta oo sabti loo balansanaa ee Baarlamaanka, xilli ay cirka isku shareertay xiisada u dhaxeysa...
Xildhibaanada mooshinka ka keenay mooshinka jawari oo war xasaasi ah soo saari
Haddaba halkaan hoose ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Xildhibaanadaas:
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Warsaxaafadeed
30 maarso 2018
Anagoo ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh....
Deg deg:Muudey oo soo saaray amar ah in aan Ciidan iyo hub lala soo...
Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaqiijinta amniga Xarunta Golaha Shacabka, xilli maalinta berri lagu...
Wasiir Xoosh “Mooshinka Jawaari 10-ka beri waxay ka bilaabataa maalinta la horgeeyo Golaha”
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari uu yahay mid wali sharci ah oo...
Maraykanka oo soo tarxiilaayo tira soomali kuna soo wajahan caasimadda
Diyaarad ay la socdaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Mareykanka ayaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa iney soo...
ka hor Mooshinka Jawaari Ciidamo badan oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho iyo Wado Muhiim...
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay ciidamo badan dhigtay wadooyinka magaalada Muqdisho 24 saacadood ka hor mooshinka muranka ka...
Mudane Muudeey “Waxba isma beddelin, Jawaari codka ayaa loo qaadayaa sabtida”
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamanka Soomaaliya Cabdi Weli Muudeey ayaa sheegay inaanu waxba iska beddelin qorshaha codka kalsoonia loogu qaadayo guddoomiyaha baarlamanka Maxamed...
Mr. Putin oo dalkiisa ka eryay 60 diblomaasiyiin Mareykan ah
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in xukuumadda Mosko ay dalkeeda ka eryeyso tiro la eg middii ay Mareykanka dalkooda ka...
War xasaasi ah: Heshiisyo dhex maray Soomaaliya iyo Pakistan
Dowladda F. Soomaaliya iyo Pakistaan ayaa shalay oo Khamiis ahayd ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka Labada dhinac iyo xoojinta iskaashiga...
Kenya:Siyaasi caan ah oo xoog looga musaafuriyay dalka
Siyaasi caan ah oo u dhashay dalka Kenya kana mid ah siyaasiyiinta sida weyn mucaaradka ugu ah Dowlada u hogaamiyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa...