Zlatan Ibrahimovic Oo Gawaaridiisa Qaaliga Ah Looga Soo Qaadayo France Ka Dib Guri Uu...
Xiddiga Manchester Unuted Zlatan Ibrahimovic ayaa gawaaridiisa qaaliga ah ee qiimahooda uu gaarayo 1.5 milyan ginni waxaa looga soo qaadayaa France isagoo ka guuraya...
Kadib Barbarihii Las Palmas, Real Madrid Oo Maanta Dib U Bilaabatay Tababarka Ay Ugu...
Real Madrid ayaa isla maantaba dib ugu soo laabtay tababarka kadib markii ay xalay barbaro 2:2 ah la soo gashay kooxda Las Palmas waxayna...
Mark Clattenburg Oo Shaabad Ugu Dabaal Dagay Inuu Hal Sano Garsoorey Finalka Euro 2016...
Garsooraha caanka ah ee reer England Mark Clattenburg ayaa shaabnad ugu dabaal dagay inuu sanad gudahiis garsooray laba final oo muhiim ah, kadib markii uu...
Somalia oo Hiigsaneysa Koobka Kubadda Cagta ee Qaramada Africa 2019-ka Kedib 1974
Muqdisho (INO) - Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Dadlkeena Adbiqani Said Arab ayaa Rajo Wanaagsan ka muujiyey in Soomaaliya ay ka qeyb Geleyso Koobka...
Sirfaafiyaha Football Leaks Oo Wali Sii Wada Kashifaada Heshiisyada Ciyaartoyda Caanka Ah Iyo Football...
Shabakada aduunka ka yaabsatay ee Football Leaks ayaa wali sii wada shaqada sharci darada ah isla markaana ay aduunka ugu soo bandhigto heshiisyo ay kooxaha...
Xulka qaranka Cameroon oo gaaray fiinaalka koobka qaramada Afrika
Xulka Cameroon ayaa ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka Qaramada Afrika 2017 waxa uu la dheeli doonaa dhiggiisa Masar.
Cameroon ayaa xalay 2-0 ku reebtay...
Goorma Ayuu Saxiixa Cusub Ee Chelsea N’Golo Kante Safan Doonaa Kulankiisa Ugu Horeeya Ee...
Saxiixa cusub ee kooxda Chelsea N’Golo Kante ayaan wali kasoo muuqan kooxdiisa cusub, balse Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inuu ugu yaraan 30-daqiiqo ciyaari doono...
Ururka FIFpro Oo Ku Eedeeyay Jose Mourinho Inuu Handadayo Bastian Schweinsteiger Xilli Sidoo Kale...
Ururka ay ku mideysan yihiin ciyaartoyda dunida ee FIFpro ayaa sheegay in Bastian Schweinsteiger lagu handadayo Manchester United.
Schweinsteiger ayaa u muuqda mid laga saaray...
Wakiilka Zlatan Ibrahimovic Ee Mino Raiola Oo Sheegay Inuu Xidigaan Dacwad Ku Soo Oogi...
Mino Raiola oo ah wakiilka Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay inuu xidigaan uu maxkamad la kori doono dhaqtar Ulf Karlsson oo ku eedeyay xidiga kooxda...
Iskuul Haloo Diro: Rio Ferdnand Oo Si Kulul U Weeraray Laacibka Man City Ee...
Daaficii hore ee Kooxda Manchester United iyo xulka England ayaa si kulul u weeraray ciyaariyahanka khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee Fernando kaasoo...
Halyeey Atletico Madrid Ah Oo Iska Difaacay Eedeymo Loo Soo Jeediyay Ka Dib Markii...
Waxaa su’aal laga keenay halka aad daacad u noqoneyso: wadankaaga mise kooxdaada? ka dib markii xiddigii hore ee Atletico Madrid Paulo Futre uu u...
Kooxda Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixii Sedexaad Ee Tababare Antonio Conte
Kooxda Chelsea ayaa isku raacday heshiis ah inay dhameystirto saxiixa goolhayaha da’da yare ee Marcin Bulka, sida ay ku dhawaaqday kooxda goolhayaha.
16-sano jirkaan goolhayaha...
Jurgen Klopp Oo Sheegay Inuu Ku Qasban Yahay Saxiixa Weeraryahan Cusub Iyo Xidiga Kooxdiisa...
Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa saxaafada u sheegay ka hor kulanka Man United inuu ku qasban yahay maal maha ka harsan bishan Janaayo...
Wuu Soo Dhigtay: Anthony Martial Oo Markale Isha Ku Haya Inuu Jabiyo Rikoor Kale...
Anthony Martial ayaa qarka u saaran inuu markale jabiyo rikoor kale oo Manchester United isagoo qarka u saaran inuu jabiyo da’yarka xili ciyaareedkiisii koowaad...
RASMI: Heshiis Hordhac Ah Oo Laga Gaaray Iibsashada AC Milan – Rossoneri Oo Ka...
Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in heshiis hordhac ah laga gaaray iibsashada kooxda iyadoo ay iibsadeen maalgeliyayaal Shiinees ah oo...
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino Oo Lagu Waayay Inuu Ku Xadgudbay Qawaaniinta U Yaala Ururka...
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa lagu waayay inuu ku xadgubay qawaaniinta u yaala ururka kubada cagta dunida.
Gudi madaxbanaan ayaa baarayay haddii uu madaxweynaha FIFA...
Aritz Aduriz Oo Ka Caawiyay Xulka Spain Inay Barbaro Ku Qabtaan Xulka Talyaaniga. (Daawo...
Kulankiisii ugu horeysay ee xulka Spain ee muddo lix sannadood ah xiddiga Athletic Bilbao Aritz Aduriz ayaa waxaa soo martay ciyaar uu xusuusan doono...
Mo Farah oo ku guuleystay bilada dahabka ee 5000 mitir
Orodyahanka asalkiisa Soomaaliga yahay ee u orda Great Britain Mo Farah ayaa ku guuleystay bilada dahabka ee 5000 mitir, waxaana kula tartamayay orodyahanka reer...
Manchester City iyo Real Madrid oo bar-baro goolal la’aan ku kala baxay.
Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid ayaa bar-baro goolal la’aan ku kala baxay lugta hore ee Sema Finalka Koobka Champions League, kadib ciyaar ka...
Daawo:Mareykanka Oo Sharraxay Dacwadaha Musuqmaasuq Ee Loo Hayso Hay’adda Ciyaaraha Ee FIFA
Washington(INO) — Waaxda Cadaaladda dalka Mareykanka ayaa soo saartay warbixin la xiriirta sida uu u dhacay Musuqmaasuqa lagu eedeeyay xiriirka FIFA, waxayna Waaxdu xusay...




















