Dhageyso: Cali dheere “ labadii meel iskugu Timaado in Bambadiina Agtaalo, kii Meelmaraayo in Miinadiina lakacdo, luuq kasta u fariista.

0
177

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka guud ee Ururka Al-Shabaab ayaa  waxa uu soo saaray  hanjabaadii Mudooyinkan ugu Kululayd asaga oo sheegay in ay  baarlamaanka iyo Xubnaha Dowlada u Dilayaan darsin darsin.

Halkan ka Dhageyso Hanjabaadey.

[audio:My Documents\Downloads\Music\20450.Cali-Dhere-24-05-2014.lite_.mp3|autostart=yes]

Cali Dheere, ayaa sheegay inay digniin koowaad iyo mid labaad ay ujeedinayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya inay ka waantoobaan falalka ay ku jiraan, hadii ay ka waantoobi waayana ay layn doonaan Xildhibaanada.

Waan idiin digeynaa marlabaad ayaan idiin digeynaa mar saddexaad ayaan idiin digeynaa hadaad yeeli weysaan Mujaahidiinta waxay leeyihiin Jamaaco Jamaaco ayeey idiin dili doonaan darbiyada iyo Luuqyada ayeey idiin istaagi doonaan laamiyada ayeey idin ku dili doonaan”Ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Sidoo kale dheere ayaa sheegay in labadii Meel fadhisaa ay ag dhigi Doonaan Miinada,wadada kan maraayanaya ay Miinada ku Qarxin Doonaan.

dhag4-500x375

Idale News Online.