Booqashadii Wasaarada Caafimaadka Ee Isbitaalka Daarul Shifa.

0
305

Muqdisho(INO)-Wasiirka caafimaadka xukuumada somaaliya ayaa kamid ah masuuliyiinta  booqashada ku tagay isbitaalka daarul shifa,xaawo xasan maxamed wasiirka caafimaadka iyo ku xigeenkeeda ayaa soo in dha idheyneysa xaalada cafimaad dadkii shalay ku dhaawacmay weerarka qaraxa ahaa ee muqdisho ka dhacay.xaawo

Wasiirada ayaa ayaa gacan qaaday Maamulka iyo shaqaala isbitaalka daarul shifa oo kamdi ah isbitaalka kaliya ugu tayada wanaagsan caasimada wadanka somaaliya.

Idale News Online, Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here