Aqriso: Madaxweynaha KGS Oo Xil Muhiim Ah U Magacaawey Siyaasiga C/laahi Leesto

0
262

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Lataliye Dhinaca Amaanka iyo arrimaha Bulshada Mudane C/laahi Maxamed idiris. (lesto).

C/laahi leesto waa Siyaasi Rug cadaa ah, waxana uu horeu u soo noqodey Wasiirka Gaadiidka Maamulka Burburey ee 6da Gobol,

Halkan Ka Aqriso

bay-1

Idale News Online

Somali News Desk, Baidoa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here