Idale Somali News Update Daawo: Qaabkii U Dhacey Xukun Dil Ah Oo Lagu Xukumey Askari Ka Tirsan Ciidanka DFS Ee Baydhabo By News-Editor - March 12, 2016 0 229 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Baydhabo(INO)- Maxakamdda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari ka tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Halkan Ka Daawo Idale News Online, Baydhabo