Akhriso: Magacyada Qaar Ka Mid Ah Wasiiradda Beesha DM Ugu Mid Noqonayo Gollaha Wasiirada Dowlada Soomaaliya

0
249

Muqdisho(INO)-  Wararka  laga heleyo  Madaxtooyada Soomaaliya  gaar ahaan  Xafiiska RW  Soomaaliya ayaa sheegeyaan in weli Rw uu Ku Mashquulsan yahay xulista  Gollaha Wasiiradda Cusub Ee Soomaaliya. Beelaha Soomaaliyeed Ayaa gudbinya Magacayada Wasiiradda.

wasiirada&xigeenada

Hadaba  Shabakada Idale News Online Ayaa Si Hor dhac ah waxay U heshey  Qaar ka mid ah magacyada Wasiirada Ay ugu mid noqonayaan Beesha Digil Iyo Mirifle, isla markaana Ka Soo Xigatey ilo Xog ogaal ah.

Magacayada Ilaa iyo Haatan aan helney ayaa Waxay Kala yihiin.

  • Maxamed Sheekh
  • Yuusuf Baadiyow
  • Xuseen Badni- Digil/Dabarre
  • Abuukar Mardaadi   Oo  Ah Madaxweynaha Maamulka  Shabelle State – Digil/Garre
  • Eng. Boonow- Mirile/Hadamo
  • Khaalid  oo Iminka Ah Sihaayaha Wasaaradda Dhalanyarada Iyo  Sports ka- Digil/ Bagadi.

Dhamaan  Siyaasiyiintan Ka Qiib Noqonayo wasiirada Cusub ee Dowlada Soomaaliya Ayaa waxay yihiin Xildhibaano  ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, marka Laga Reebo Abuukar Mardaadi iyo  Yuusuf Baadiyow.

Ugu Dambeyntii,  Xafiiska RW dalka Ayaa mashquul ah waxaana la filayaa in lagu dhawaaqo gollaha Wasiiradda Maalmaha Soo Socoda.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here