Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seeraar Maax ayaa sheegay inaysan ka qayb gali doonin Shirka ay dowladdu qaban qaabinayso ee la iskugu keenayo dhinacyada isku haya Maamul u samaynta deeganada Jubboyinka
Seeraar oo la hadlay BBC ayaa sheegay Jubbaland inaysan marnaba aqbali doonin ka qayb galka Shirka ay dowladdu wado, wuxuna hoosta ka xariiqay Maamulkooda inuu yahay mid ay samaysteen dadka deegaanku isla markaana uu isagu matalo dadka Jubbooyinka daga
Dhageysa Wareysiga C/nasir Seeraar:[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/06/Afhayeen-Seeraar.mp3]
Idale News Online