Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan inuu geeriyooday allaha unaxariistee fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa boqorkii fanaaniinta Somaliyeed.
Marxuum Maxamed Suleeymaan geeridiisa ayaa waxa inoo xaqiijiyey Abwaan C/kiriin Faarax Qaareey (Jiir) oo ah kuxigeenka maareeyaha qaranka isagoo sheegay in alle uga baryeyaan inuu janadii fardowso ka waraabiyo.
Waxaan dhawaanahanbe u ku xanuunsanaayey, cusbitaal ku yaala dalka jarmal. abwaanka ayaa waxa kuu ka mid yaahy abwaanada soomaaliyeed ee sida weyn loog yaqaano. waxaan looga yaqaana codka boqorka.
Idale News Onle,