Baydhabo(INO)- Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, siyaasiyiin, aqoonyahano, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed ayaa waxaa laga soo saarey war murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo looga hadlay mustaqbalka Koofur Galbeed iyo inuu u baahan yahay badbaado.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho