Daawo: 500 Oo Qof oo Indho Fiiq Iyo Qaliin Looga Sameeyey Isbitaalka Baydhabo

0
211

Baydhabo(INO)- Ku Dhawaad 500 oo ruux oo Isugu Jiraan Rag Iyo Dumarba Ayaa Maanta Si Lacag Aan Ah Indhaha Fiiqey iyo Qaliin Looga Sameeyey Isbitaalka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Iyadoona 162 Loo Sameeyey Qaliin.

Waxaan Gacan ka Geystey IHH Netherland, Tamkin Foundation waxaana horkacayey Isla markana suuro gelisey Wasaarada caafimaadka Dowlada KGS.

Halkan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here