Baydhabo(INO)- Shaqaalaha Wasaaradaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Tababar u Qabtay, Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS.
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS Maxamed Xaaji ayaa Sharxaya danta laga Leeyahay Tababarkan.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo