Daawo Sawirada Shabaab Oo Meel Fagaaro Ah Kusoo Bandhigay Meedad Ciidamo Itoobiyaan Ah.

0
264

Shabaab ayaa maanta meel fagaaro ku yaala  degmada Wabxo kusoo bandhigay meedad Ciidamo Itoobiyaan ah ay ku laayeen deegaankaasi kadib markii dagaal culus uu ku dhex maray ciimada Itoobiyaanka iyo xoogaga Alshabaab.

1

 

1416141311679105432

Idale News Online, Galgaduud.