wafdi Balaaran Oo kuwajahan magaalada Baydhabo Janaay maalinta Beri.

0
172

wararka ka imaaneya magaalada Baydhaba  ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaan in maalinta bari ay gaari doonaan wafdi isgu jiro qaramada midowey iyo dowlada DF soomaaliya.

Xubnaha Wefdigaan beri tagaya Baydhabo ayaa waxaa hogaaminaya sida la sheegey R/wasaaraha Dowlada Soomaaliya cabdi weli sheekh axmed  & Ambasador Nick Kay.

 Wefdigaaan ayaa sida aanu wararka ku heleyno waxaa kamid noqon doona Wasiirka Arimaha Gudaha, waxaana loo badinayaa inuu ka haro Gudoomiyaha Baarlamaanka walow mar hore war aanu helney uu sheegayo inuu xubin ka yahay Prof. Maxamed Cismaan Jawaari Wefdigaasi Baydhabo gaaraya berito.
Xildhibaano isugu jiro kuwo reer Koonfur Galbeed ah, wasiiro iyo Hogaamiyaashii hore ee Deegaanadaasi ayaa kamid noqon doona Wefdiga waxaanu ujeedkoodu tahay sida u qiimeyn lahaan yeen habsami u socdka shirka KG  soomaalya, oo dowlad soomaaliya dhaliisan
dhawaan ayey ahayd ka dib markii magaalada baydhabo ka dhacey madaahaar looga soo horjeedo fara galinta ama is hor isgtaaga ciidmada AMISON xunta shirka Ee ADC.
wafdi-unka_5
 Idale News Online, Baydhaba