Xubno katirsan Banadir state oo maalintii afarad xiran.

0
205

Ciidamo ka tirsan nabad sugida dowladda  Federaalka Soomaaliya  ayaa waxa ay xir xireen Xubno iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Banaadir State xubnahaas

Xubnaha ayaa maalintii afaraad ku  ku jira xabsiga nabad sugida Muqdisho waxay kala yihiin Muxudiin Maxamed Xaaji oo mar dowladii C/laahi Yuusuf ka soo noqday wasiirka gaashaandhiga, ganasade Cumar Cabdulqadir Axmed Fiqi  (Cumar Shariif) iyo  milkiilihii hotelka Kuweyt Palaca iyo xubno kale, sidoo kale waxaana xarigga raggaasi ka hadlay odayaal iyo waxgarad sheegay inay ka soo horjeedaan xarigga siyaasiyiintaasia loogeystay sida ay yiraahdeen

Ciidamo Nabad Sugid iyo Boolis ah ayaa la sheegay in ay gudaha u  galeen Hoteel ay ku shirayeen Xubno iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Banaadir State halkaas oo ay ka kaxeysteen qaar ka mid ah Xubnaha Maamulkaasi.

banadir

Idale News Online, muqdisho.