Maamulka Jubba state oo beelaha u Qeybiyay Xildhibaanada Jubba
Gudiga Soo Xulista Xildhibaanada Jubbaland ee horboodayaan odayaal
dhaqameedka kasoo jeeda Jubbaland.
Gudigaan ayaa gacanta ku haya Liiska Sida ay u kala degaan Gobolada
iyo Degmooyinka Beelaha Wada-Dega Gobolada 1-Jubadda Hoose 2-Jubadda
Dhexe iyo 3- Geddo oo leysku dhaho Jubba-land State of Somalia.
Warqadda ayaa Sidaa U Qorneyd
Liiska beelaha u dhashay asal ahaan lahaanshaha Milkiyadda dhaxaltooyo
deegaanka Jubba State ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.
F.G:- Beelaha Sarka ah iyo Gulufka ee ku dhex jira Liiskaan
arrimahooda si gaara ayaa loo Xalinayaa’ Waxaana marjic u ah
Xilinteeda Odayaasha dhaqanka Jubbaland State of Somalia.
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Hoose
DEGMADA AFMADOOW
1- Ogaadeen
2- Wardeey
3- Gaaljacel
4- Gaadsan
5- Ajuuraan
6- Geledle.
DEGMADA BADHAADHE
1- Ogaadeen
2- Sheekaal (Qudub)
3- Baajuun
4- Dagoodiye
5– Hubeer
DEGMADA XAGAR
1- Jidwaaq
2- Ajuuraan
DEGMADA JAMAAME
1- Biimaal
2- Mashunguli
3- Shiikhaal
4- Wardeey
5- Gaaljacel
6- Ogaadeen
7- Dagoodiye
8- Shanbarre
DEGMADDA KISMAAYO
1- Baajuun
2- Wardeey
3- Gaaljacel
4- Reer Aw Siciil’ Layille
5- Cawr Male
6- Mareexaan
7- Madaluug
8- Majeerteen
9- Ogaadeen
10- Ajuuraan
11- Hubeer
12- Biimaal
13- Dhulbahante iwm
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Dhexe
DEGMADA BU’AALLE
1- Ajuuraan
2- Dabarre
3- Jidwaaq
4- Ogaadeen
5- Reer Aw Siciid’ Layille
6- Yantaar
7- Geledle
8- Hariin
9- Hubeer
DEGMADA SAAKOW
1- Geledle
2- Macalin Weyne
3- Reer Aw Siciid’ Layille
4- Eelaay
5- Leysaan
6- Ajuuraan
7- Xawaadle
8- Gaaljacel
9- Garjin
10- Yantaar
11- Ogaadeen
12- Helede
13- Jilible.
DEGMADA JILIB
1- Shanbarre
2- Shiikhaal
3- Gaaljacel
4- Xawaadle
5- Jiido
6- Tunni
7- Ajuuraan
8- Biimaal
9- Jilin 2
10- Reer Aw Siciid’ Layille
11- Geledle
12- Madaluug
13- Hariin
14- Sarre
15- Ogaadeen
16- Eelaay
17- Kaboole
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Geddo
DEGMADA GARBAHAAREEY
1- Mareexaan
2- Gawaaweyn
3- Gasaargude.
DEGMADA LUUQ
1- Gasaar Gude
2- Gawaaweyn
3- Mareexaan
4- Macalin Weyne
5- Reer Aw Siciid’ Layille
6- Jiroon
7- Gaadsan
8- Ajuuraan
9- Beydisle
DEGMADA BELET XAAWO
1- Mareexaan
2- Leysaan
3- Hadame
4- Garre
5- Dagoodiye
DEGMADDA DOOLOW
1- Gawaaweyn
2- Mareexaan
3- Garre
4- Dagoodiye
DEGMADDA BAARDHEERE
1- Ajuuraan
2- Mareexaan
3- Macalin Weyne
4- Geledle
5- Leysaan
6- Reer Aw Siciid’ Layille
7- Hariin
8- Hubeer
9- Garjin
10- Dagoodiye
11- Cawr Male
12- Ogaadeen
13- Gaaljacel
14- Gawaaweyn
15- Erdho
16- Jambaluul
17- Reer Dumaal
DEGMADA CEEL-WAAQ
1- Garre
2- Morille
3- Dagoodi
4- Mareexaan.
Idale News Online,kimaayo.