Dhageyso: Xildhibaan Cali Khaliif oo ka hadlaaya kulankii siyaasiyiin dowladda diidan ku yeesheen Nairobi

0
176

Xildhibaan Cali Khaliif oo ka qeyb ahaa kulan siyaasadeed ka dhacey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey inuu jiro wax afgambi iyo mucaarad looga soo horjeedo dowlada uu isagu ka tirsan yahay.  Dr. Cali Khaliif ayaa yiri ma lahaan karno midnimo, horumar iyo dimoqraadiyad ilaa nabad gelyo la helo, taasoo ula jeeday in Somalia aan afgambi siyaasadeed uusan marnaba ka dhici karin ilaa nabadgelyo buuxda iyo midnimo qaran la helo.

[audio:http://caasimada.com/wp-content/uploads/2013/07/Cali-Khaliif-Galayr.mp3]

Daawo Cali Khaliif oo arrimahaas ka hadlaaya

caliKhalifSomaliChannelIdale News Online Mogadishu, Somalia