Wararka Dibadda: Xaaskii Madaxweynaha Dalka Mareykanka Obama oo dhaanteysey+sawiro.

0
186

Xaaska madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dheeshay ciyaaarta Hindidu dheelaan ee Diwali-ga. Xafladda ayaa aheyd mid ay soo agaasimeen fanaaniin iyo arday aad can uga ah wadanka Hindiya, Waxaa la sheegay in marwada koowaad ee Obama ay mar qur ah fadhiga ka kacday iyadoo dheesha camiratay.

Pete Souza, oo ah ninka Aqalka Cad ee Mareykanka u qaabilsan sawirada iyo muuqaalada ayaa sheegay in xafiiska aqalka cadi uu musawiradaan ka dhigtay kuwo taariikhi ah.

Bollywood-ka Hindiya ayaa sidoo kale musawiradaan u aqoonsaday in ay yihiin kuwo adkeynaya xiriirka Hindida iyo Mareykanka.

Maichael Obama

Idale News Online