Daawo: War-Saxaafadeedka Xildhibaano Ka Tirsan BFS Oo War Ka Soo Saarey Maamulka Ka Dhanka Ah KGS Ee Laga Dhisaayo Ceelberde

0
250

Baydhabo (INO)- Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  kana sooo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhaleeceeyey xildhibaanda Daarood Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bakool Kuwaasoo sheegey in halkaas ay ka dhisayaan Maamul ka Madax banana Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu Magacaawo Bakool-Land.

Xildhibaanda maanta oo shir jaraa’id ku qabteen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kamid ahaa  Sheekh Aadan Mohamed Nuur ” Aadan Madoobe” Xildhibaan Yacquub Khaliif Sheekh C/laahi” Duurey” Isgoowe Deerow Isaaq, Cabdullahi Cabdi Garuun, Adan Saransoor, Shileetey iyo Masuuliyin kaloo badan.

Halkan Akhriso Warsaxaafadeedka

Halkan Ka Daawo Sawirada

ehaa

hhhh

hjlmmmmmn

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here