Daawo Video cusub oo muujinaaya dableydii weerartay Westgate Mall oo la helay

0
172

Kaamirada Qarsoon ayaa qabatay Raggii geestay Weerarkii lagu baaba’ay ee Xarunta Ganacsiga ee Westgate Mall ayaa waxaa la arkayaa Muuqaalka dhabta ah Raggii weeray Xaruntii Mall-ka ee Westgate.

Muuqaalka raggani ay qabatay kaamirada ayaa ah Soomaali iyo ajaanib kale balse muuqaalka ayaa u eg qaabka ay Shabaabku isku hubeeyaan marka ay fulinayaan Dagaal ama Weerar is miidaamin ah.

Arintani ayaa sii murjineysa dhibaatada aan si toos ah meel loo raaco lala’ yahay ee ah halka ay jaan iyo cirib dhigeyn Raggii weeraray Xaruntii Mall-ka Westgate.

westgateMallAttack

Idale News Online