Topnew:Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo R/Wasaaraha Cavusoglu oo kulmay

0
191

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ra’iisale wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu mahad celiyay booqashada Hakan Cavusoglu uu ku yimid Muqdisho, waxayna si gaar ah ugu wada hadleen arrimaha xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeyo in uu noqdo mid xooggan.

Hakan Cavusoglu ayaa balan qaaday in dowladdiisa ay xoojin do onto taageerada ay siiso dowladda SOmalia iyo shacabka.

Booqashada Hakan Cavusoglu ee Muqdisho ayaa aheyd mid hal maalin ah qaadatay.