Qarax Miino lagu hoobtay oo ka dhacay Duleedka Baydhabo.

0
204

Idalenews-Qarax Miino ah oo lagu hoobtay aay ku dhiinteen ilaa iyo 7 Askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Somalia iyo kuwa( AU) ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo’ Ciidaankaasi ayaa kasoo riwaaxay degmada Waajid ,islamarkaana kusii jeeday Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. Masuuliyadda Qaraxaasna waxaa dusha u ritay Al-Shabaab. Ilaa iyo hadana majirto Maamulka wax war ah uu ka soo saari ama AU. Mahadsanidiin