Ogeysiis: Website Cusub Oo Ka Hadla Culuumta Beeraha Oo Hawada Soo Galey

0
222

Baydhabo(INO)-  Dhammaan shacabka soomaaliyeed Ee ku nool daafaha Dunida waxaa la ogeysiinayaa in uu hawada uu soo Galay website cusub oo la yiraahdo http://www. beeraha.net isla markaana qaada dhiga culuumta Beeraha iyo Science-ka.

Waana website- beeraha u gaar ah  Sidoo kalena ah  webkii ugu horeyey Ee beeraha soomaaliya waxbadan kala Socon doontiin  Hadii Alle Edmo  webkan cusub ayaad ka Heli Doontaan barnaamijyo badan oo ku saabsan beeraha soomaaliya iyo adunka .

Ugu dambeyntii, Websitekaan ayaa waxa uu noqon doono website ku hadla afka soomaaliga islamarkaasina aqritayaasha meel kasta oo ay doonida ka joogaan u soo gudbin doono Culuumta Beeraha.


Wixii faah faahin ah kala xiriir
Email:-aadamyare11@hotmail.com aadamyare199@gmail.com

Idale News Onine, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here