Militariga Masar oo in ka badan 700 qof dhaawac iyo dhimasho ugu gaysatey Xaafada Al Nasir si ay u kala eriyaan taageerayaasha Mursi

0
275

Militariga Masar oo dhowaan afgambi militari xilka uga qaadey madaxweynihii ugu horeeyey oo si dimoqraadiyad ah shacabka reer Masar u soo doortaan ayaa xasuuq ba’an ka geysay fagaare ay kaga soo horjeedeen talaabada Militariga uu qaadey, Ciidanka ayaa tiro kor u dhaafeysay 700 qof ku dilay tiro kale oo intaas ka badan ku daawacay ka dib markii ay ciidanku go’aansadeen inuu kala diro taageerayaasha madaxweynihii xilka laga tuurey oo muddo bil ah ku mudaaharaadaayey fagaaraha Al Nasr ee magaalada Qaahira .

Daawo dhakhtar ku eedeysey ciidanka dhibaatada loo geystey isu soo baxayaasha looga soo horjeedo afgambiga Masar ka dhacey

mass_egypt

Idale News Online, Mogadishu