Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalaaya shirkii 25aad Ee Madaxda Midowga Africa oo Axada Furmi doona

0
232

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta u duuli doonta dalka Koonfur Afrika halkaas uu kaga qeyb gali doonta shirkii 25aad ee  madaxweyneyaasha Ururka Midowga Africa ee 14 ilaa 15ka bishaan.

Xasanow

Shirkaan ka furmey South Africa bishaan June 07 ayaa socon doona ilaa 15ka bishaan June, ayaa looga hadli doonaa “Horumarinta iyo Awood siinta dumarka Africa “Year of Women’s Empowerment and Development towards Africa’s Agenda 2063”.”

Shirkaaan oo furmey bishaan June 07deedii ,ayaa waxaa wajiga hore ee shirka ka qeybgaley wasiirada arrimaha dibada ee xunbaha joogtada ah ururka Midowga Afrika kuwaasoo u gogol xaaraayey shirweynaha madaxweyneyaasha oo socon doona 14-15

Idale News Online

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here