Madaxweynaha oo maanta si kadis kormeer shaqo ku tagay wasaraadda warfaafinta

0
194

Idalenews-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka.

Wuxuu Madaxweynuhu ku ammaanay dhammaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Howsha wanaagsan oo ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu dhanka kale ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay dowladda.