Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Baydhabo Janaay

0
180

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xsan Sheekh Aadn iyo Wafdi la socda ayaa maanta lagu wada inay ku laabtaan magaalada Baydhabo oo xarun u ah Maamulkiisa.

xildhShariifXasan

Wararka aan ka helayno Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in si weyn saake loo adkeeyey amaanka Magaalada.

Madaxweyne Shariif ayaa safarkiisa uu ku tagayo Baydhabo waxa ku wehliya wsiiro ka tirsan Maamulkiisa.

Shafiif xasan oo maalmahan ku sugnaa Muqdsisho ayaa marka uu gaaro Baydhabo laga sugayaa inuu soo dhamaystiro Magacaabida Wasiir Ku xigeenada Maamulka Saddaxda Gobol iyadoona Mgacaabidii Golahiisa Wasiirada ay dhalisay Muran Xoogan.

Warkan Waxii Ka Soo kordho waxaad kala socin doontaa wararkeyaga dambe.

Idale News Online, ,Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here