Yeed(INO)-Maamulka Degaanka yeed Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegeen in ay dhawaan Xarakad al-shabab ka Saari Donan Deeegaanada hoos Tago Degmadaaasi yeed.
Cabdi isaaq duwane Gudoomiyaha Degaanka Yeed ayaa waxaa uu Been Abuur ku Tilmaamay in ay jiran Maxaabiis ka Titsan al-shabab in ay Xabsiga degmada Yeed si qasab ah uga Furteen waxuuna Arinkaasi ku Tlmaamay Mid Been abuur ah.
Gudoomiyaha Degaanka yeed Oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa waxaa uu sheegay in ay Dhawaan al-shabab kasaarayaan Guud ‘ahaan Deegaanada Hoos Tgao Degmada yeed Ee Gobolka Bakool.
Degaanka yeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Degaanada ugu Badan ee Al-shabab ay werarka kusoo Qaadaan.
Idale News Online, Yeed.