Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hose C/qadir Maxamed Nuur Siidi ayaa sheegay in dagaalka ka soconaya gobolkaasi laga soo abaabulay gobolka Banaadir.
Siidii oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho gaar ahaan Kulmiye ayaa ku eedeeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya inay qayb ka qaataan hurin collaadaha ka jira gobolka.
Hoos ka dhagayso Waraysiga Guddoomiyaha
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Siidii.mp3]