Ex. Wasiir Siraji kursigii uu kageeriyoday Ayaa manta lafiliyaa in uu tartanka kaqabsoomo …..

0
203

Waxaa manta la qabinqaabinayaa doorashada kursigii Marxuun Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji oo muqdisho lagu dilaydilay ilaa hadana aaan loo qasaasin gacan kudhiiglihii

Waxaa ku sugan magaalada Kismaayo guddiga doorashooyinka Qaranka,iyadoo ay  diyaarsanyihiin ergooyinkii dooranayay xildhibaankii buuxin lahaa kursigaasi oo ka bannaan Golaha Shacabka Xubnaha ku tartamaya kursigaasi ayaa wararku ay sheegayaan in uu kamid yahay wiil la dhashey marxuum Cabaas C/llahi Sheekh Siraaji,kaasi oo lagu magacaabo Maxamuud C/llaahi Sheekh Siraaji.

Waxaan ladilayaa in uu ku soobaxo Marxuumka walalkiis Maxamuud Abdullahi Siraji

Waxaa ay noqonaysaa doorashadan uu qabanayo gudiga doorashooyinka Qaran tii labaad muddo todobaadyo gudohooda,iyadoo dhawaan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ay ka dhacday doorashada kursigii ka banaanaa Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu ay ahayd Hirshabeele,kaasi oo uu ku guuleystay Nuur Iidow Beyle.