Istanbul(INO)- Qarnigii 11-aad ayay ahayd markii boqortooyadii islaamka ay dagaal adag la gashay, muhaajiriin ka yimid qaaradda Yururb, iyo sidii ay muhaajiriintaasi uga faa’iidaysteen Dagaalkii ka dhextaagnaa Muslimiinta dhexdooda.
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...