Dhegeyso:-Axmed Diiriye oo u Dhaaranaya Beesha Biyamaal, Xali beesha Habar gidir diidey inay banaaneyso Degmada Marka.

0
213

Afhayeenka beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay dagaalada gobalka Shabeellaha Hoose ka jira isaga oo la saftay beesha uu ka soo jeedo.

Waxa uu sheegay in deegaanada gobalka Shabeellaha Hoose ay kaalin muuqata iyo deegaan ahaanba yihiin beelaha Hawiye oo uu ku tilmaamay in badankood ay iyagu dagaan.

Halakan Ka Dhageyso.

[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/axmed-diiriye-.mp3|autostart=yes]

axmedDirieIdale News Online, Muqdisho.