Dhageyso:Xildhibaano ka tirsan BFS oo sheegay in laga gaabiyay Wada hadalada DFS a iyo Somaliland

0
234

Muqdisho(INO)- Xildhibaan C/samad Macalin Maxamed ayaa ka hadlay wadahadaladii u dhaxeeyay dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa sheegay in maalmahaan dib u dhac uu ku yimid wadahadalkii socday.

Wuxuu sheegay in markii hore wadahadalka uu ku bilowday si wanaagsan, balse bilihii ugu dambeeyay qaab siyaasadeed loo rogay wadahadalka ayna yaraadeen maadaama la doonayay in xal laga keeno waxyaabaha la isku fahmi weysan yahay.

Maamulka Somaliland ayuu sheegay iney cadaadis kala kulmayaan dadka daneeya siyaasada Soomaaliya, halka dowlada Soomaaliya ay dhanka siyaasada u rogtay wadahadalka sida uu sheegay. Somaliland ayaa aaminsan iney ka madax banaan tahay Soomaaliya inteeda kale.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here