Dhageyso:Xildhibaan Afraale”Wax Musuq Maasuq ah kama dhicin doorashada Xubnaha aqalka hoose Ee Baydhabo ka socota”

0
184

Baydhabo(INO)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada Dhawaan Lagu Doortay Xarunta Koonfur Galbeed Ee Baydhabo ayaa Sheegay in uusan aminsanayn musuq maasuq hareyaay Doorashooyinka dhawaan ka dhacay Caasimadaha Maamul Goboleedyada Dalka Wuxuu Rajo Wanaagsan Ka Qaba In Doorashada Dalku Ay Dhici Doonto Xiligii Loogu Tala Galay.

Halkan Ka Dhageyso