Dhageyso:Xasan Sheekh ”Hanti Xamar Lagu kala Heystay Ayaa Kala Celinay, Guul Baa Ka Gaarnay Muqdisho”

0
202

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisa ay ku guuleysatay in la isku cceliyo hanta lagu kala heystay magaalada Muqdisho.

Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay meel ka wada dhaxaysa Soomaali dhan.

xasan sheekh

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here