Dhageyso:Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Gaartay Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool

0
268

Xudur(INO)-Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed iyo wafdi ay hogaamineyso oo gaaray magaalada Xudur ayaa halkaasi kulamo kula leh Madaxda Maamulka Gobolka Bakool iyo mas’uuliyin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed ee dalka.

xaawo

Ujeedka socdaalka wafdiga Wasiirka Caafimaadka ayaa ah sidii ay ugu kuur geli lahayd xaaladaha nololeed iyo tan caafimaad ee ka jirta magaalada Xudur iyo deegaannada ku xeeran

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Marwo Xaawo ayaa kulamo la qaadatey madaxda maamulka Gobolka Bakool oo ay kala hadashey sidii wax loogu qaban lahaa bulshada deegaannadaasi ku nool iyo dar dargelina adeegyada caafimaadka.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xudur, Bakool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here